Ajendaha Shirka Brussels, Maalinta 1-aad Sheeko:Dalka Waxaa maanta ka furmaya magaalada Brussels shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, shirkan oo 2 maalin socon-doona waxaa xoogga lagu saarayaa arrimaha siyasadda, amniga iyo dhaqaalaha. Hadaba, halkan… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka K/galbeed Oo Sheegay Iney Bilaabeen Howlgallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in deegaannada maamulkaasi ay ka bilaabeen howlgallo ka dhan ah Al-shabaab, islamarkaana la doonayo in amniga lagu soo celiyo. Nuuradiin Gacma oo a Afayeenka maamulkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya Oo Maanta Ka Furmaya Brussels Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka uu ka furmo shir ballaaran oo looga hadli doono arrimaha Soomaaliya. Shirkan oo socon doona 16-17 bishan…