Xasuus Qaran Oo Loo Samaynayo Muwaadiniintii Soomaaliyeed Ee Lagu Dilay Weerarkii Zoobe Sheeko:Dalka Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii argagaxiso ee 14 October 2017 lala eegtay Isgoyska… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka NISA: Xildhibaan Golaha Shacabka Ayaa Ku Lug Leh Shabakad Lacag Dhaqid Ah Oo La Qabtay Hey’adda sirdoonka Soomaaliya(NISA) ayaa qoraal ay xalay soo saartay ku sheegtay inay qabteen shabakad ku guda jirtay fal-danbiyeedka lacag dhiqida iyo samaynta Dollar been abuur ah. Qoraal kooban oo bartooda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Xildhibaan Ka Digey Qalqal Amni Oo Ku Yimaada B/weyne Xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle ayaa ka digay qalqal amni oo ay wajahday magaalo madaxda gobolka Hiiraan ee Baladweyne. Xildhibaan Cali Cismaan ayaa daba socda hadalkiisa kadib markii saraakiil NISA ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afey Oo Booqday Xeryaha Dhadhaab Wakiilka gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga dalalka geeska Africa Maxamed Cabdi Afey oo gaaray xeryaha Dhadhaab ayaa la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Ay Ciidanka DFS Ka Sameeyeen Muqdisho Oo Lagu Qabtay Mootooyin Ciidamada Booliiska ee DFS ayaa xalay waxa ay howlgal ka sameeyeen degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho, waxaana ay ku qabteen dhowr Mooto Bajaaj oo la sheegay in lagu sameynayey falal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Magaalada Baydhabo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar xalay lagu qaaday hoyga ay magaalada Baydhabo ka deggan tahay Muraayo oo ah guddoomiyaha ururka Haweenka gobolka Baay. Rag dhallinyaro ah ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Iran Iyo Imaaraadka Oo Lagu Eedeeyey Maalgelinta Al-shabaab Warbixin aan weli la shaacin, oo ay soo saareen kooxda indho-indheynta cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ee loo yaqaano “Monitoring Group on Somalia and Eritrea” ayaa lagu sheegay in Imaaraadka iyo Iran…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hiiraan: Ciidammada Xoogga Dalka oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ay Ka Mid Tahay Buurweyn Ciidammada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa Howlgalo kula wareegay deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan sida uu Warbaahinta dowladda u sheegay Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi Ibraahim Madoobe Nuur.…