Dhageyso: Madaxweyne Oo Ka Hadlay Gaabis Siyaasadda Arrimaha Dibadda Ah Sheeko:Dalka Madaxweynaha qaranka Soomaaliyeed mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo hadal jeedin ka sameeyay shirkii Khamiista ka qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa ku soo hadal qaaday arrimaha dibadda. Wuxuu sheegay madaxweynaha in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Baaritaan Lagu Hayo Dhacdo Kenya Ku Xasuuqeen Qoys Shacab Ah Guddoomiyaha degaanka Faafaxdhuun ee gobolka Gedo Aadan Shuqul Nuunoow oo Goobjoog News uga warramay fal ciidanka Kenya ay ku xasuuqeen qoys deganaa meel aan ka fogayn degaankaasi ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Maareeye “Qorsheyaasha Xukuumadda Waa In Lagu Soo Daraa Wada Hadallada Somalia Iyo Somaliland” Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo soo jeediyay in dalka midnimadiisa ay qorshe ka lahaato dowladda uu hoggaamiyo Farmaajo. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa su’aal ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Imaam Masaajid oo Daahrogay in 37 sano Loo Tukanayey Jiho Khaldan! Sida ay qoreen warbaahinta Turkiga, masaajid ku yaalla dalkaasi ayaa jiho khaldan ugu tukanayeen jamaacadiisu muddo ku dhow 40-sano, khaladka dhismaha masjidka waxaa dareemay imaam masaajidka ku cusub oo dhowaan…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbaddii Guddoomiye Cabdi Xaashi Ee Furitaanka Kalfadhiga 4aad Ee Aqalka Sare Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah mudane Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa furitaanka kalfadhiga 4aad ee October 15-keedii waxaa uu ka jeediyey khudbad dheer, isaga oo ka hadlay arrimo…