Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Maanta Ka Hadlay Dagaal-ka Sool Sheeko:Baarlamaanka Labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, waa golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa maanta si gooni-gooni ah uga hadlay dagaalka ka socda koonfurta Sool. Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha Oo Ballanqaaday Suuq-geynta Kaluumeysiga Soomaaliya Iyo Arrimo Kale Wasiirka kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee JFS Cabdillahi Bidhan Warsame ayaa talaadadii kulan la qaatay safiirka dowladda Shiinaha ee u fadhiya Soomaaliya Qin Jian. Kulanka oo ka dhacay saafaradda Shiinaha…
3 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Bedellada Caafimaad ee Ugu Habboon Ee Marka Ay Kugu Dhacdo Hurdo La’aan Waxaa jira daraasado badan oo ku talinaya iney lagama maarmaan tahay in qofku uu helo 8-saacadood oo hurdo ah, haddii kalena ay ku dhacyaaan cudurrada nafta iyo kuwa jirka haleela.…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxaa Kala Socotaa Madaxweyne Farmaajo Iyo Kooxaha Uu Taageero Ciyaaraha Dalka Iyo Caalamka? Madaxweyanaha 9-aad ee jamhuuriyda fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo marka laga tago soyaalkiisa arrimaha siyaasadda dalka waxa uu ahaan jiray taageere,ciyaartooy iyo garsoore kubbadda cagta inkastoo uusan kasoo muuqan…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Dabeysha, Bal Wax Ka ogow, Heerka Cudurka Dabeysha Ee Soomaaliya Maanta waa maalinta caalamiga ah ee cudurka dabeysha, UNICEF iyo WHO waxaa ay sheegayaan in ay jiraan dadaallo waaweyn oo laga gaaray dhanka cirib tirka cudurka dabeysha gudaha Soomaaliya labaatankii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulanka Golaha Shacabka Ee Maanta Maxaa Looga Hadlayaa? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maantaoo Arbaco ah waxa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajnedaha kulanka maanta ayaa ah aqrinta Labaad ee hindise sharciyeedka mihnadlayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Oo Lagu Diley Bakool Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in gobolka Bakool ay ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab iyo sidoo kale qaar ka mid ah ilaaladiisa. Ciidamada Booliiska gaarka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Associated Press: Ku-xigeenkii ISIS Ee Soomaaliya Oo La Dilay Mas’uuliyiin u hadlay sirdoonka Soomaaliya ayaa sheegay in Muqdisho lagu dilay ku-xigeenka ISIS Ee Waqooyiga Soomaaliya. Mas’uuliyiintan oo magacooda qariyey ayaa u sheegay wakaaladda Associated Press in meydka Mahad Macalim…