Puntland: Madaxweyne Gaas Oo Ku Dhawaaqay Xilliga La Xulayo Golaha Wakiillada Iyo Doorashada Madaxweynaha Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa xeer ku soo saaray waqtiyada la soo gudbinaayo liiska wakiilada Puntland, xilliga ay tahay iney doortaan guddoonka iyo xataa doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa Qoraalka Madaxweyne… 1 daqiiqo
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Ka Hor Shirka London, Wax Ka Ogow Soma Oil and Gas iyo Qandaraaska Shidaalka Soomaaliya Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, waxaa ay Febraayo 7, 2019-ka, bixin-doontaa qandaraas balook- yo dhan 206 oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira xeebaha koonfurta Soomaaliya, shirka waxaa uu ka…
12 daqiiqo Sheeko:War Firkrad: Guddoonka BFS oo ka soo horjeeda “Ilaalinta” Maamulka Maaliyadda Dalka Warbixinta Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaha, iyo La Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda (GMMQXHD) ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) iyo dooda la hor istaagay waxay shaaca ka qaadeen baahida loo qabo in si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaridka Somaliland: Lama Aqbali Karo Dib U Dhaca Doorashada Baarlamaanka Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Guddida doorashooyinka ku eedeeyay dib u dhaca markii shanaad ku yimid doorashada baarlamaanka iyo degaanka.…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka Ka Dhahay Kala Dirista Guddiyada?! Xeer Hoosaadka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa ku xusan in golaha uu dhisayo guddiyada(ayna ku jirin madaxda guddiyada), isla markaana waxaa uu qeexaa waajibaadka shaqo ee guddiyadaas, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Socda Degmada Buulo-burde Ee Hiiraan Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran oo aammaanka lagu sugayo waxa ay ka wadaan degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Howlgalladan ayaa daba socda kadib markii shalay qaraxyo laga maqlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Xorriyadooda Siiyey Kenyan u Afduubnaa Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa dib usii daayey Labo qof oo Kenyan ah, kuwaasi oo 22-kii November ka qafaasheen Tuulada Khorof Kharar oo hoostagta magaalada Wajeer. Guddoomiyaha gobolka Waqooyi Bari, Maxamed Biriik ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Laga Dalbaday Joojinta Isbedalka Badan Ee Maamulka Hiiraan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle islamarkaana ku sugan magaalada B/weyne ayaa ka dalbaday madaxweynaha maamulkaasi, Maxamed Cabdi Waare iney joojiyaan isbedalka badan ee uu ku sameeyo maamulka Hiiraan. Xildhibaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahad Salaad: Cawad Waxaa uu Ku Tuntay Xeerhoosaadka, Una Gafay Guddiga Maaliyadda Iyo Golaha Sahacbka Xildhibaan Mahad Salaad, oo ah xubin ka tirsan Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iyo La-Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee golaha shacabka ayaa soo saaray qoraal ka dhan ah Gudoomiye ku xigeenka labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashadii Baarlamaanka Somaliland oo Markii 5aad Dib U Dhacday Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in ay dib u dhacday doorashadii baarlamaanka iyo goleyaasha degaanka oo la filayay in ay dhacdo 27-ka bisha March ee sannadka 2019ka. Gudoomiyaha…