Dhageyso: Kamaal Guutaale “ Madaxweyne Farmaajo Mar Walbo Waa Nin Isburinaya” Sheeko:Dalka Guddoomiyaha xisbiga Wadajir, Kamaal Guutaale ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo uu yahay shaqsi kala hadlay, sidoo kalena uu sameeyey balan ka baxyo. Waxa uu tilmaamay in madaxweynaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Howlgallo Ka Dhan Ah Isbaarooyinka Oo Ka Bilaabanaya Sh/hoose Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay deegaanno ka mid ah gobolkaasi ka bilaabi doonaan howlgallo ballaaran oo ka dhan ah Isbaarooyinka. C/fitaax Cumar oo ah guddoomiye ku dhaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Somaliland Iyo Puntland Oo Loogu Baaqay Nabadeynta Beelihii Ku Dagaallamay Sool Waxgaradka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ugu baaqay Puntland iyo Somaliland iney kaalin ka qaataan sidii lagu dhammeyn lahaa colaadda gobolka Sool. Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool oo ka…