Maxaa Isku Soo Beegay Booqashada Farmaajo iyo Dhismaha Ciidamada Badda Ee Itoobiya? Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu berri oo jimco ah booqdo dalka Itoobiya isaga oo halkaas wadahadal ku leh ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Beeraleyda Baardheere Oo Cabasho Ah Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya cudurro iyo cayayaan waxyeello u geystey Beerahooda. Maxamed C/raxmaan Matow oo ah guddoomiye ku xigeenka Beeraleyda Baardheere ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgarad Dalbaday In Doorashada K/galbeed Lagu Qabto Waqtigeeda Qaar ka mid ah waxgaradka K/galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxay kaga hadleen arrimo ku aadan doorashada madaxweyne ee maamulkaasi. Waxa ay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shirka Amniga Maamul Goboleedyada Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Kismaayo Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose lagu soo gabagabeeyo shirka amniga ee dowlad goboleedyada. Waxaa shirkan ka qeybgalaya wasaradaha amniga ee dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qaxootiga Yemen: Yariisow Ayaa Naga Joojiyey Shaqo Nadaafadeed Oo Aan Haysannay Qaxootiga Yemen ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah iyo sidoo kale shaqo la’aan. Qaar ka mid ah qaxootigan oo la hadlay Goobjoog…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Soo Saaray Baaq Ku Aadan Faraggelinta Ay DF Ku Heyso Doorashada Koonfur Galbeed Aqoonyahanno ka kooban 24 xubnood ayaa soo saaray baaq ku aadan faraggelinta dowladda federaalka ah ku heyso doorashada koonfur galbeed. Qoraal ay aragtay Goobjoog News waxaa ku qornaa in isbadalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Saraakiil Amni Oo Turkiga Ah Oo Maalintii 2aad Ku Sugan Muqdisho Mudane Hulusi Akar oo ah wasiirka gashaandhiga Turkiga, Taliyaha Ciidamada Turkiga, Saraakiil sare oo ka tirsan qaybaha kala duwan ee Ciidamada Turkiga iyo Madaxa Hay’adda TIKA oo arbacadii yimid Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso Fallanqeyn: Maxay Ka Dhigan Tahay Iscasilaadda Shariif Xasan? Siyaasi Cabdi Xaashi Cabdisalaan oo ka faallooda siyaasadda dalka ayaa Goobjoog News ay wax ka weydiisay iscasilaadda Madaxweynihii Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan Khilaafka dowladaha Khaliijka ayaa si baaxad…