Abiy: Eritrea, Soomaaliya Iyo Itoobiya Ma Sii-Lahaan-doonaan Mustaqbalka 3 Madaxweyne!! Sheeko:Dalka Sid ay qortay Eritrean Press(EP), Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta sheegay in geeska Afrika uu lahaan-doono hal madaxweyne intii uu saddex madaxweyne lahaan lahaa, sidaasina wuxuu ka sheegay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka VIDEO: Xarumo Ganacsi Oo Ku Burbray Qaraxyadii Shalay Ee Saxafi Hotel Qaraxyo xooggan ayaa shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan waxaa lagu weeraray Hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho. Qaraxyadan ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan oo isugu jirta dhimasho,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedka Shirkii Saddex-goosoodka Ahaa Ee Farmaajo, Awerki Iyo Abiy Madaxda Soomaaliya,Itoobiya iyo Ereteriya; Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysalwasaare Abiy Axmed iyo Madaxweyne Isaias Awerki ayaa 9-10 November, 2018 wadatashiyo xiriir ah ku yeeshay magaalada Bahr Dar ee dalka Itoobiya. Saddexda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Faah-faahinta Miisaaniyadda Federaalka Ee 2019-ka Miisaaniyadda 2019-ka oo haatan la geeyey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah kadib markii ay ansixisay xukuumadda Xasan Kheyre ayaa faah-faahineysa qorshaha maaliyeed ee sanadka soo socda 2019-ka. Haddaba, Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga G/sare Khaliif Idiris “Laamaha Amniga Wey Ka Gaabiyeen Wax Ka Qabashada Amniga Mudisho: Sarkaal hore oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in laamaha amniga ay ka gaabiyeen wax ka qabshada nabadgalyada caasimadda ee Muqdisho. Gaashaanle sare Khaliif idiris Cismaan ayaa xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiin Ambulance: 30 Qof Oo Dhaawac Ah Ayaan Qaadnay, Qaraxyadii Saxafi Hotel (Dhageyso) Maamulka Amiin Ambulance ayaa sheegay in dhawacyo kabada 30 ay gaarsiiyeen isbitaalada magaalada Muqdisho, kuwaas oo waxyeello kasoo gaartay qaraxyadii is xig xigay ee shalay Muqdisho ka dhacay. Bashiir Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Danjire Sheegay In Qalalaase Siyaasadeed Uu Abuurayo Kulanka 3-da Hoggaamiye Ee Itoobiya Danjire Maxamed Maxamuud Caalim oo ka faallooda arrimaha diblumaasiyadda iyo siyaasadda wadamada gobolka ayaa wax ka weydiinnay kulanka madaxda Soomaaliya, Eratariya iyo Itoobiya ay ku yeelanayaan Itoobiya. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Xildhibaan Hore Cabdicasiis Yuusuf “Walwal Weyn Baan Ciidanka Badda Itoobiya Ka Qabaa” Xildhibaan hore DR Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Ibraahim oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa walaac ka muujiyay dhisitaanka ciidanka badda oo dowladda Itoobiya ay si weyn u qorsheyneyso iminka. Itoobiya waxay…