Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Seybiyaano, Muqdisho Sheeko:Amniga Garaad Yaasiin, oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa goordhow lagu dilay agagaarka xaafadda Seybiyaano degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Marxuum Garaad Yaasiin ayaa la sheegay inuu ka tirsanaa shaqaalaha shirkadda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashadii Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigay Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa maanta dib u dhigay doorashadii maamulkaasi oo lagu waday inay dhacdo 17-ka bishan. Guddiga ayaa sheegay inay doorashada madaxtinnimada ay dhici-doonto 28-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi: Weerarkii Saxafi Wuxuu Ahaa Shirqool Nalagu Dili Rabay (Dhageyso) Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadlay weerarkii 9-kii bishan lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Sheegay In Farmaajo Aanu Awood u Laheyn Inuu Galo Iskaashi Goboleed Siyaasadeed Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka hadlayey xiriirka dalalka geeska Afrika ayaa sheegay in isaga iyo Abiy Axmed ay ka wada hadleen sidii ay labada dal u yeelan…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdiqani Carab Oo Mar Kale Loo Doortay Hoggaaminta Xiriirka Kubadda Cagta Cabdiqani Saciid Carab oo ahaa guddoomiyihii xiriirka kubbadda dalka Soomaaliyeed ayaa iminka mar kale loo doortay in uu sii ahaado afarta sano soo socota ka dib markii uu helay 33…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Howlgallo Ka Wada B/weyne Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Howlgalladan ayaa ah kuwo ay ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Eriteriya Iyo Gobolka Ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay go’aanka Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ee cunaqabateyntii saarneyd looga qaaday Eriteriya. Madaxweynaha ayaa sheegay in cunaqabateynta hubka ee saarneyd…