Beyle Oo Golaha Shacabka Hor-dhigay Miisaaniyadda 2019, Akhriso Faah-faahinteeda Sheeko:Dalka Golaha shacabka oo kulankooda maanta ay soo xaadireen ilaa 155 xildhibaan ayuu wasiirka maaliyadda ee JFS Cabdiraxmaan Beyle hor-dhigay miisaaniyadda 2019-ka. Wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle ayaa ugu horeyntii waxaa uu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha cusub ee Maraykanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dowladda Maraykanku u soo magcawday Soomaaliya Donald Yukio Yamamoto. Danjiraha Yamamoto ayaa madaxweyne Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed: Guddiga Doorashada Oo Xubno Cusub Lagu Daray Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa hadda ansixiyey 15 xubin oo ka tirsan guddiga doorashada maamulkaas. 136 mudane ayaa la sheegayaa in kulanka soo xaadirtay, codeyntii la qaaday…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-muriyeedka Ay IGAD Kasoo Saartay Soomaaliya Iyo Koonfurta Suudaan Oo Dhameystiran Shirka 66aad ee aan caadiga aheyn ee urur goboleedka IGAD, kaas oo shalay November 16, 2018-kii lagu qabtay Adis Ababa, waxaa laga soo saaray 20 qodob oo la xiriiray hirgelinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qoysaskii Ka Baracakay Dagaallada Sool Oo Gurmad u Baahan In ka badan 10 kun oo qoys kana barakacay colaadaha weli ka jira gobalka Sool ayaa ka cabanaya cunno la’aan iyo caafimaad darri. Qoysaskaas ayaa Goobjoog u sheegay in qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xaasaska Iyo Caruurta Al-shabaab Oo Laga Saaray B/xaawo Iyo Al-shabaab Oo Xayiraad… Degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa si rasmi ah uga dhaqan galay ammar uu soo rogay maamulka degmadaasi, kaas oo ahaa xaasaska iyo carruurta ay dhaleen Al-shabaab in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyey B/weyne Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgal ballaaran ka sameeyeen qaar ka mid ah xaafadaha magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan. Goob jooge la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay…