Xulka Qaranka Soomaaliya Ayaa Si Wanaagsan Iskugu Diyaariyay Ciyaaraha Olomikada Adduunka Sheeko:Wararka Cayaaraha Waxa ay si wanaagsan iskugu diyaariyeen ka qeybgaka is reebreebka ciyaaraha Olimkada qaarada Afrika ee 23-jirada ah, waxaana laga kala soo xulay dhamaan kooxaha kubbadda cagta heerarkooda kala gedisan ee… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Iran iyo Kor u Kac Ku Yimid Badeecooyin Ay Ka iibiso Soomaaliya Iyo Dalal Kale Agaasimaha rugta ganacsiga iran ee Trade Promotion Organization (TPO) ee arrimaha Afrika iyo Carabta ayaa sheegay in waxyaabaha ay Iran u soo dhoofisay qaaradda Afrika ee March 21 to September…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka MUUQAAL: Xildhibaan Sheegay In Amni Darrida Muqdisho Qeyb Ka Tahay Ciidankii NISA Ee La Kala Direy Xildhibaan Xasan Cabdi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay amni darrada ka jirta magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in dowladda aanay marnaba lahayn qorshe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka Bilaabeysa Muqdisho-Nairobi Diyaaradda Kenyan Airways ayaa duulimaadkeeda ku fidin doonta Geeska Afrika,waxayna howlgal duulimaad ah ka bilaabi doontaa Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho 15-ka bishan November 2018. Duulimaadyadu ayaa waxay u shaqeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabasho Ka Dhan Ah Villa Soomaaliya Oo Loo Gudbiyey Beesha Caalamka Musharrixiinta la magac baxay isbedal doonka Koonfur Galbeed oo xukuumadda Soomaaliya ku eedeeyay in ay faragalin ku heeyso doorashada maamulkaasi. Musharrax Xasan Xaaji Ibraahim, oo kamid ah musharrixiintaas ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Cali Seeko “Askari Kaligiis Ammaan Ma Sugi Karo” Siyaasi Cali Maxamuud Faarax(Cali Seeko) ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in kulankii madaxweyne Maxamed Farmaajo uu taliyeyaasha isugu yeeray ay wax badan laga filan karo. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Cabdi Barre “MW Farmaajo Ma Ahayn Inuu U Yeero Taliyeyaal Ciidan, Sababtoo Ah…” Siyaasi Cabdi Barre Jabriil oo horay u soo noqday xildhibaan baarlamaankii sagaalaad ayaa nala fallanqeeyay kulankii degdegga ahaa ee maadxweynaha Soomaaliya maantadan uu ugu yeeray taliyeyaasha ciidamada kale duwan ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Ballanqaad Amni Oo MW Farmaajo Uu Sameeyay Iyo Xaaladda Maanta! Tan iyo markii la doortey Febuary 2017, Madaxweynaha dowladda federaalka mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u sameeyay shacabka ballanqaadyo dhanica ammaanka ah, oo ay kamid ahaayeen inuu ku dhawaaqay xaalado…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Maamulka Garbahaareey Oo Ka Hadlay Sababta Dibadbaxii Maanta Dibadbax ka dhan ah madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe booqasho la sheegay inuu ku tagayo magaalo madaxda gobolka Gedo, ee Garbahaareey ayaa maanta ka dhacay magaaladaasi. Guddoomiye xigeenka magaalada Garbahaareey Aadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Degmada Shibis Oo Burburisay Xarun Caafimaad Oo Lagu Daweeyo Bukaannada Qaaxada iyo HIV/AIDS Maamulka degmada Shibis iyo midka gobolka Banaadir ayaa lagu eedeeyey inay burburiyeen xarun caafimaad oo lagu daweyn jirey dad ka badan 500 oo qof, kuwaas oo qaba xanuunnada Qaaxada iyo…