Dagaal Ka Socda Agagaarka Jowhar Sheeko:Arrimaha Amniga Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle waxaa ay sheegayaan in agagaarkeeda uu iminka socdo dagaal beeleed khasaare geystay. Dagaalka waxaa uu ka dhacayaa inta u dhaxeysa Kongo iyo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyaha ONLF: Halgankan Waxaa Bilaabay Axmed Guray, Waana Gumeysi-diid Hoggamiyaha jabhahda ONLF, Admiral Maxamed Cumar, oo ka hadlayey xaflad soo dhoweyn ah oo loo sameeyey isaga iyo xubno la socady ayaa sheegay in halganka aanu hadda bilaaban isaga intaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha DDS: ONLF Waa Dad Ka Dhiidhiyey Dhibaatooyinka Shacabkooda Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Cumar Muxumed oo ka hadlayey xaflad lagu soo dhoweynayey hoggaamiyaha jabhadda ONLF, Admiral Maxamed Cumar ayaa ammaanay jabhadda gobannimo-doonka ONLF isaga oo sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Imaatinka kooxda Melbourne Labadii sano Ee Lasoo Dhaafay Waxa ay go’gol Xaar U Noqotay Goolkii uu Laaciib Feysal Xasan Axmed Ka dhaliyay Xulka Ethiopia” La taliyahay arimaha isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Muxidiin Xaaji (Dacar) oo marti ku ahaa Barnaamijka Xeyndaabka ciyaaraha Goobjoog TV ayaa sheegay qurbajoogta dalka u imaanaysa ciyaaraha saaxiibtinimo iyo is dhaxgalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda ONLF Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Jigjiga Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Jigjiga ee xrunta Somali State ay gaaraan hoggaanka jabhadda ONLF oo maalintii shalay ahayd lagu soo dhoweeyey magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Dhagxaan Ku Jartay Isgoyska Zoobe Ee Muqdisho Shacabka ku dhaqan nawaaxiga isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa saakay kusoo baraarugay dhagxaan ay dowladda federaalka ku xirtay kala wareeggii Isgoyskaasi. Gaadiidka ka yimaada dhanka KM-4 islamarkaana u socda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musharraxiin Si Gaar Ah Ciidamo Ula Tagay Baydhabo Maalmihii lasoo dhaafay waxaa jirtay hadalhayn aad u badan oo ku aaddan in musharraxiin u taagan xilka madaxweyne ee maamulka K/galbeed ay ciidamo la tageen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdoğan Oo Sacuudiga Ka Dalbaday Iney Soo Dhiibaan Kuwii Dilay Jamaal Khashoggi Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Sacuudiga ka dalbaday iney soo dhibaan kooxdii dishay qoraaga Jamaal Khashoggi. Erdoğan oo hadlayey kadib shirka G20 ayaa sheegay in shirka aan arrimahaas looga…