Day: December 4, 2018
-
Wararka Dalka
Sawirro: Weriye Ku Dhaawacmay Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho
Qarax gaari ah oo ka dhacay isgoyska shaqaalaha ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa inuu ahaa gaariga weriye Ismaaciil Sheekh…
Read More » -
amaanka
Howlgal Lagu Qabtay Dhallinyaro Badan Oo Laga Sameeyey Wanlaweyn
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose iyo sidoo kale…
Read More » -
amaanka
Sh/dhexe: Beello Dagaallamay Oo La Heshiisiinayo
Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa dhex-dhexaadin ka dhex wada beello dhowaan ku dagaallamay deegaan ku dhow magaalada jowhar. Waxa uu…
Read More » -
amaanka
Wasiir Hore Oo Soo Dhoweeyey Ciidamada DFS Geysay Magaalada Baydhabo
Wasiirkii hore ee wasaaradda Gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in wax dhib ah aanu ku jirin ciidamada dowladda…
Read More » -
amaanka
Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Baydhabo
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta howlgal ballaaran ka sameeyeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa ahaa…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhageyso: Dhallinyaro Magaalada Muqdisho Ka Hirgeliyey Xarun Lagu Keydiyo Dhiigga
Dhallinyaro Soomaaliyeed ayaa si iskood ah magaalada Muqdisho uga sameeyey Bangi lagu keydiyo dhiigga. Maalin walba waxaa xaruntan taga dhallinyaro…
Read More » -
Baarlamaanka
Muuqaal: Maxaa Sababay Iney Hakadaan Howlihii Shaqo Ee Golaha Shacabka?
Waxaa maalmahan dambe si sabab la’aan ah hakad u galay kulamadii xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyadoo shaqooyin…
Read More » -
Wararka Dalka
Khilaafka Madaxda Puntland Oo Soo Shaac Baxay, Camey Oo Magacaabay…
Waxaa soo shaac baxaya khilaafka ka dhaxeeya madaxda ugu sarreysa ee dowlad goboleedka Puntland, iyadoo ay soo dhow dahay doorashada…
Read More » -
amaanka
Gaas Oo Lagu Eedeeyey Kala Daadinta Ciidanka Puntland
Mid kamid ah musharrixiinta Puntland ayaa eedeymo u soo jeediyay madaxweynaha iminka talada haya ee Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Musharax…
Read More » -
Gobalada
Somaliland Oo Sheegtay Iney Diyaar u Tahay Wadahadallada Dowladda Federaalka
Somaliand ayaa sheegtay in xilligan ay diyaar u tahay wadahadallo ay la yeelato dowladda federaalka Soomaaliya, kadib wufuud caalami ah…
Read More »