Dhageyso: Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Guddoomiyaha Hiiraan Iyo Ku Xigeenkiisa Dhanka Amniga Sheeko:Dalka Waxaa soo shaac baxay khilaaf soo kala dhex galay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo sidoo kale ku xigeenkiisa dhanka ammaanka C/raxiin Muxummad Taakooy. Guddoomiye Taakoy ayaa warbaahinta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal: Guddiga Maaliyadda, Qorshaynta iyo La-Xisaabtanka Shaqadooda Ha Sii Wataan Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah Maxamed Mursal ayaa go’aamiyey in Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iyo La-Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee golaha shacabka ay shaqadooda sii wataan. Waxaa kale uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed Oo Casuummey Xulafadii Kale, Geelle Iyo Al-bashiir Wafdi ay horkacayaan madaxweyneyaasha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa gaaray magaalada Jimmi ee Ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya, waxaa halkaas ku soo dhoweeyey ra’isul wasaare Abiy Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaar Saaxiibtinimo-Kooxaha Gobolka Banaadir Iyo Melbourne Ayaa Ku Kala Baxay Barbaro https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/269814193890257/Kooxda Gobolka Banaadir ee isu diyaarinaysa ka qeyb galka tartanka kubbadda cagta Maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ciyaar xiiso badan oo saaxiibtinimo la ciyaartay dhigooda Melbourne oo Sanadkii Saddexaad ciyaaro…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cabdi Xaashi “Waxaan Ku Faraxsanahay Nabadda Taalla Kismaayo” Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi C/laahi ayaa sheegay in nabad la isku haleyn karo ay taallo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Laga Bixiyey Abaar Mar Kale Ku Dhufato Soomaaliya Hay’d lagu magacaabo Act Alliance una doodda xuquuqda arrimaha bini;aadannimada ayaa ka digtey abaar mar kale ku dhufato Soomaaliya. Waxa ay hay’adda sheegtay in xilligan Soomaaliya ay u baahan tahay gurmad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Kulamo Looga Hadlayey Dhismaha Goleyaasha Deegaanka Hirshabelle Oo Lagu Soo Gabgabeeyey Jowhar Magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa lagu soo gabagabeeyay shirara loga hadlayay dhisidda goleyaasha deegaanka ee gobolkaasi. Shirka oo shan maalin socday ayaa looga hadlay qodobo badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Axmed Madoobe Oo Sheegay In Dalka Uu Ku Jiro Xaalad Adag Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dalka maanta uu marayo xaalad adag oo u baahan in wax laga qabto. Xaaladda uu maanta dalka ku jiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Ka Socda Magaalada Kismaayo, J/hoose Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in si habsami leh u socdaan kulamada u dhaxeeya dowlad goboleedka Jubbaland iyo sidoo kale xubnaha uu hoggaaminayo…