Guddoomiye Mursal Oo Qabtay Mooshin Xil Looga Qaadayo Madaxweyne Farmaajo Sheeko:Baarlamaanka Mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa goordhow qabtay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal. Mooshinkan ayaa la sheegay inuu yahay hindisaha xilka qaadista madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax khasaare geystay, kaasi oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhow deegaanka Garasbaaley. Gaari ay la socdeen ciidanka dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Bixiyey Amarro Ka Dhan Ah Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta bixiyey amar cusub oo ka dhan ah dagaalyahannada Al-shabaab. Daahir Aadan Cilmo oo ah taliyaha ciidanka xoogga dalka oo warbaahinta kula hadlay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagax-dhig Kadib, Goorta La furayo Matxafka Qaranka Oo La Shaaciyey Waxaa maanta dhagax dhig lagu sammeeyey madxafka qaranka oo ka mid ah goobaha danta guud ee dib loogu dhisayo Barnaamijka isxilqaan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Lagu Eedeeyey Inuu Qalqal Siyaasadeed Ka Abuuray Deegaannada Puntland Mid kamid ah musharrixiinta Puntland ayaa sheegay in madaxweynaha maamulkaasi C/weli Maxamed Cali Gaas uu qalqal siyaasadeed ka abuuray degaannada maamulkaasi. Faarax Cali Shire oo kamid ah Musharixiinta u taagan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka “Guddoomiye Mursal Wuu Ku Saxan Yahay Go’aankiisa” Sidaasi Waxaa Yiri… Mid kamid ah sharciyaqaanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddiisa ayaa soo dhoweeyay go’aanka guddomiyaha golaha shacabka ee ahaa in ay sii shaqeeyaan guddiga miisaaniyadda golahaas. Sharci yaqaan Cabdiwaaxid Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqalka Sare Oo Madaxda Jubbaland Ku Qanciyey Xal Ka Gaarista Khilaafka DFS Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, C/xaashi C/laahi C/laahi iyo xubnaha uu hoggaaminayo ee gaaray Kismaayo ayaa ku guuleystay in maamulka Jubbaland lagu qanciyey xal ka gaarista khilaafka DFS.…