Abiy Axmed Iyo Isias Afawarki Oo Kusoo Wajahan Muqdisho Sheeko:Dalka Hoggaamiyeyaasha dalalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa la sheegayaa in saacadaha soo socda ay soo gaari-doonaan magaalada Muqdisho. ilo xog-ogaal ah ayaa Goobjoog News u xaqiijyey in berri subax ay Muqdisho… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dastuurka Soomaaliya Iyo Laalidda Awoodaha Madaxweynaha Xildhibaannadii golaha shacabka ee 9-kii bishan keenay mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta ku celiyey in sidiisii u jiro mooshinka, iyaga oo madaxweynaha u soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyeyaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Kulan Ku Leh Muqdisho Guddoomiyeyaasha Labada aqalka ee baarlamaanka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Senator-ada aqalka sare ayaa kulan ku leh magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa ka dhacaya hoyga guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Qaab Ceeynkee Ayay U Dhacday Doorashii 7-aad Ee Xiriirka Kubbadda Cagta Dalka Doorashadii 7-aad xiriirka kubadda cagta dalka ayaa si wanaagsan uga dhacday magaalada Muqdisho waxaana markale hogaaminta xiriirka loo doortay Cabdiqani Saciid Carab oo horay u ahaa gudoomiyaha doorashada waxaa Cod…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Dhageysiga Dacwad u Dhaxeysa Gaas Iyo Camey Oo Socota Maxkamadda sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta qaadeysa dacwad maamul oo u dhexeysa madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, dacwadaaas oo ka dhalatay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Melbourne Ayaa 150 Qof Qaliin Indha Fiiqis Ah ugu sameeyay Magaalada Muqdisho Kooxda gabdha iyo tariikhta la socdota wafdiga jaaliyada Soomaaliyeed ee Melbourne ayaa qaliin indha fiiqis magaalada Muqdisho ugu sameeyay in ka badan 100-qof oo iskuga jir rag iyo dumar horayna…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dabageed Oo Mushaar Siiyey Ciidankii Booliiska Ee Xuquuqdooda Ka Waayey DFS Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa bishii Labaad oo uu xilkan hayo ku guuleysto inuu mushaar siiyo 200 oo ka mid ah ciidamada Booliiska B/weyne, kuwaasi oo xuquuqdooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “Yaan Laga Laaban Mooshinka Laga Keenay Farmaajo” (Dhageyso) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa xildhibaannada ka keenay mooshinka madaxweyne Farmaajo ugu baaqay iney ku adkeystaan mooshinkooda oo aanay ka laaban. Wuxuu sheegay in xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Faah Faahin: Guddoomiye Mursal Iyo Xildhibaanno Kulan Yeeshay Hoyga guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaa xalay tagey xildhibaanno ka mid ah kuwii mooshinka ka keenay madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Waxay xildhibaannadan kulan la yeesheen guddoomiyaha…