Aqalka Sare Oo Baaq Kasoo Saaray Xasilooni Darada Koonfur Galbeed Iyo Dagaallo Dhex-maraya Soomaalida Iyo Oromada Sheeko:Dalka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare oo maanta kulan 9aad Kalfadhiga 4aad ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xasilooni darada ka taagay koonfur galbeed ayaa baaq ka soo saaray… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-saxaafadeedka: Goobjoog Oo Somaliland Ka Dalbatay Sii-deynta Weriyaheeda Ku Xidhan Burco Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa qoraal ay ka soo saartay xariga weriyaga Goobjoog TV ee Burco Xasan Xandulle ku sheegtay in ay ka wal-walsantahay xaaladda weriyaha iyada oo ugu baaqday…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdiqani Saciid Carab“Madaxda Qaranka Waan U Gudbinay Imaatinka Gudoomiyaha Xiriirka Xubbadda Cagta Caalamka Gianni infantino” Guudoomiyahay xiriirka kubbadda cagta dalka Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay imaatinka Soomaaliya gudoomiyaha xiriirka kubbadda cagta caalamka ee FIFA Gianni infantino in uu u gubiyay madaxweyne Farmaajo iyo Raysalwaasare Khayre.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baydhabo: Boqolaal Shacab Ah Oo Xabsiyada La Dhigay Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxa ay sheegayaan in halkaasi ay howlgal ballaaran ka fuliyeen ciidamada dowladda federaalka, K/galbeed iyo kuwa Itoobiya. Howlgalkan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal Oo Ku Baaqay In Doorashada Koonfur Galbeed Dib Loo Dhigo, Lana Soo Daayo Mukhtaar Roobow Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal oo maanta shir jaraa’id ka qabtay shaqaaqada ka socota arrimaha doorashada koonfur galbeed ayaa ugu horeyn u tacsiyeeyey dadkii Baydhabo ku dhintay, isaga oo intaas…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Ka Dhacay Degmada Buulo-burde Ee Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in goor dhow uu qarax Miino ka dhacay degmadaasi. Miinadan ayaa la sheegay in lagu aasay bartamaha suuq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Togdheer Oo Xukuntay Weriye Ka Tirsan Goobjoog Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa maanta weriya Xasan Xandulle u dirtay 7 maalmood oo xabsi ku hayn ah, waxaana loo gudbiyay jeelka wayn ee Burco. Wariyaha Goobjoog ee Burco waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo La Hadashay Shacabka Baydhabo Maamulka K/galbeed ayaa fariin nabadeed u direy shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kuwaasi oo aad uga gadooday xariggii dowladda dhexe ee Mukhtaar Roobow. Nuuradiin Gacma, Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Dibadbaxyo Maalintii Saddexaad Ka Socda Baydhabo Saakay oo Sabti ah waxaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ka soconaya dibadbaxyo xooggan oo ay dhigayaan dadweyne aad u badan. Dadkan ayaa waxa ay waddooyinka magaaladaasi ku jareen dhagxaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Dhacdooyinka Koonfur Galbeed, Soomaaliya Dalalka iyo hey’adaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay arrimaha ka taagan koonfur galbeed ee Soomaaliya, iyaga oo ka tacsiyeeyey xildhibaankii ku dhintay Baydhabo, waxaa ay dhaleeceeyey fal kasta…