Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Dalka Dib ugu soo Laabtay Kadib Shirkii Qudus Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii dalka Turkiga uu kaga soo qeyb galay shir loogu magacdaray… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Godinlabe: 22 jir Guursaday Haweenay 52 Jir Ah!! Arooska Soomaalida caado ahaan waxaa is guursada gayaanada is calmada ee isku dhigma da’ ahaan, laakiin arooskan ka dhacey deegaanka Godinlaba waxa uu ahaa aroos ka duwan aroosyadii lagu arki…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka BF: Xildhibaannada Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed Oo Ku Baaqay In La Soo-daayo Roobow Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ka soo-jeeda koonfur galbeed Soomaaliya ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho iyaga oo cambaareeyey faraggelinta dowladda ee maamulkaasi, waxaa sidoo kale ay…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macalin Farayare Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaada Caabudwaaq magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa gaaray macalin Maxamed Cabdulle Farayare oo ka mid ah tababaryaasha farsamada xiriirka Soomaaliyeed kubbadda cagta,siagoo halkaas u gaaray tala siinta iyo horomarinta isboortiga Galmudug waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maraykanka: Waxaan Dilney 62 Al-shabaab Ah Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in 62 ka mid ah Al-shabaab ku dileen weeraro ay ka gobolka Shabellaha Hoose. Qoraal kasoo baxay taliska Maraykanka ee Africa ayaa lagu sheegay in Sabtidii…
4 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Isdhexgalka Dhaqaale Ee Geeska Afrika: Itoobiya, Eritrea Iyo Soomaaliya Ka hor 1980s, xiriirka dalalka geeska Afrika wuxuu ahaa mid ku dhisan caqliyad cadowtooyo (siege mentality), laakiin qorshaha isdhexgalka dhaqaale oo ah mid soo bilowday 1986, markii la aasaasay ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Buuxiyey Booskii Uu Iska Casiley C/fitaax Geesey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyenta. Xilka waxaa loo magacaabay Cabdi Aadan Hoosow, sida lagu xusay wareegto uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 16 Bil Kadib Dhiibistiisa: Qalbi-dhagax Iyo Wasiirrada Guuleed Iyo Xoosh Weriyaha Goobjoog News ee ka qeyb-galaya madasha Heritage ee Djibouti ayaa soo diray sawirka Cabdikarim Qalbi-dhagax oo dhexda ka fadhiya ra’isul wasaaraha ku-xigeenka dowladda federaalka ah Mahdi Guuleed iyo wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baydhabo: 2 Murashax Oo Maanta Khudbeyneysa, Roobow Waa La Reebay Sida ku qoran jadwalka doorashada koonfur galbeed ee Soomaaliya waxaa lagu wadaa maanta in ay khudbado jeediyaan ilaa 2 murashax. Murashaxiinta khudbadaha ku qoran ayaa kala ah: Cabdi Casis Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Reer Muqdisho Oo Lugeynaya Iyo Ciidamada Oo… Waxaa saaka xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo dadka ku soo tooseen ciidamo meel walbo daadsan. Waddooyinka xiran waa kuwii hal-bowlaha u ahaa ganacsiga iyo isu socodka magaalada, dadweynaha…