Dhageyso: Fallanqeyn, Khilaafka Madaxda DF Sheeko:Amniga Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullaahi Warsame, oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Goobjoog News ayaa kaga hadlay doorashadii madaxtinimo ee Ka qabsoontay magaalada caasimad goboleedka Baay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Sheegay Inuu Buray Mooshinkii Farmaajo Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu sheegay in xildhibaannadii mooshinka keenay ay ka laabteen, sidaa darteedna uu mooshinkii buray. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baarlamaanka Itoobiya Oo Maanta Ansixiyey Dhismaha Ciidamada Badda Barlamanka Itoobiya ayaa maanta meel mariyay sharciyo cusub kuwaasi oo qaarkood wax laga bedelay qaar horey u jiray halka kuwa kalana lagu soo daray. Baarlamaanka ayaa ansixiyay wax ka badalka…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdullahi Sheekh Nuur“Xulka Qarankeena Oo Ku Ciyaara Gurigeena Waa Wax Weyn” Gudoomiye ku xigeynka 2aad ee xiriirka kubbadda cagta Cabdullahi Sheekh Nuur Axmed oo ka mid wafdigii hogaaminayay xulka qaranka 20jirada ee todobaadkii lasoo dhaafay ka badiyay xulka Jabuti ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Soo Saaray Jadwalka Ciyaareedka Kooxda Som United Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden oo caasimada Muqdisho u soo gaartay ciyaaro saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho ay la soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Brig Michael Kabango Oo Noqonaya Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Uganda, Soomaaliya Taliska Uganda ayaa u magacaabay Brig Michael Kabango inuu badalo taliyahooda ciidamada ee Soomaaliya Brig Paul Lokech, kaas oo jagadaasi hayey tan December sanadkii tagay. Michael Kabango hadda waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Lagu Eedeeyey Ka Bixitaankiisa Suuriya Maamulka Trump ayaa lagu eedeeyey go’aanka ah iney ka baxayaan dalka Suuriya, iyaga oo sabab uga dhigay inay jabiyeen ururka Daacish, arrintan waxaa walaac ka keenay dalalka daneeya arrimaha dalkaasi.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 75-sano Kadib, Akhriso Taariikhda Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Maanta waxaa loo dabaaldagayaa 75-guuradii ka soo wareegtey markii la asaasay ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo beegneyd December 20, 1943-dii. Ciidanka Booliiska waxaa uu jiray Taariikhdaas ka hor sida uu Goobjoog…