Dhageyso: Musharrax Jabriil Oo Ka Hadlay Xaaladaha Puntland Sheeko:Amniga Musharrax Daahir Mire Jabriil ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Garoowe, ee caasimadda Puntland. DR Jabriil oo kamid ah musharrixiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Puntland ayaa waxaa Garoowe… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal: Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Labo qarax, kuwaasi oo geystay khasaare isugu jir dhimasho iyo dhaawac. Qaraxii Koowaad ayaa ka dhacay Tiyaatarka Qaranka, halka midka Labaadna uu ka dhacay Taalada…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Kubbadda Cagta Som United Oo Lagu Soo Dhaweeyay Guul Daro Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa Kulankii kowaad ee saaxiibtinimo caasimada kula ciyaartay wiilasha Muqdisho United waxaana ciyaartaas 1-0 ku badiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cawil Daahir Salaad Oo Geeriyoodey Wariye Cawil Daahir Salaad iyo Saddex kale oo ka mid ah shaqaalaha Universal Tv ayaa u dhintey Qaraxii Koowaad ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Wararka aan helnay ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Kale Oo Ka Dhacay Muqdisho, Akhriso Khasaaraha Qaraxii Hore Qarax kale oo weyn ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho wax ka yar 30 daqiiqo markii qarax gaari uu ka dhacay afaafka hore ee Tiyaartarka Qaranka, qaraxan dambe oo aan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegay in halkaasi khasaare uu ka dhashay, balase…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaallo Ka Socda Hiiraan Oo Kordhay Waxaa sii kordhaya khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaal beeleed ka socda deegaanka Dudun Cad ee hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Maxamed Cabdi Cawaale, guddoomiyaha degmada Maxaas oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Afrika Oo Burundi u Sheegay Inay Soomaaliya Kala Baxdo Kun Askari Midowga Afrika ayaa dalka Burundi ka dalbaday inay dhimmaan ciidamada nabad ilaalinta ee ka jooga gudaha Soomaaliya, waxaa loo sheegay inay 1,000 askari kala baxaan, taasi oo qeyb ka ah…