Erdogan: Netanyahu Waa Hoggaamiyaha “Dowlad Argigixiso ah” Sheeko:Dalka Maalmahan waxaa dib u soo cusboonaaday erayada kulul oo ay isdhaafsanayeen madaxweynaha Turkiga Erdogan iyo ra’isul wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu. Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlayey Yuhuudda ayaa waxaa uu yiri… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Khadiija Kuwait “Madaxda Jubbaland Ayaa Caburin Nagu Haysa” (Dhageyso) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Jubbaland ayaa ku eedeysan madaxda maamulkaasi caburin ay ku hayaan xildhibaannada. Xildhibaan Khadiija Kuwait oo la hadashay Goobjoog ayaa sheegtay in madaxda Jubbaland ay sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Oo Dhexda u Gashay Wafdiga Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xarakada Al-shabaab ay dhexda u galeen kolonyo uu la socday guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed. Weriyaha Goobjoog News ee Hiiraan waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Waraysi-“Xildhibaan Xasan Macalin Maxamuud Isboortiga Kaalin Weyn Ayuu Ugu Fadhiyaa Bulshada Soomaaliyeed” Xildhibaan Xasan Macalin Maxamuud oo ka mid ah golaha shacabka ayaa waraysi uu siiyay Goojoog waxa uu ku sheegay in uu diyaar u yahay ka qeyb qaadashada iyo horomarinta ciyaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhaliil Loo Jeediyey Maamulka Gaas Mid kamid ah musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimo maamulka Puntland ayaa ku dhaliilay xukuumadda Gaas ee waqtigeeda dhammanaayo in aysan waxba ka qaban dhaqaalaha maamulkaas. Daahir Mire Jabriil oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle Oo Baaq u Direy Beello Ku Dagaallamaya Hiiraan Gudoomiyaaha baarlamanka hirshabeelle ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleed ka taagan xadka goballada hiiraan iyo galgaduud. Sheekh Cismaan Barre Maxamed Gudoomiyaha golahaas ayaa xusay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Ka Tacsi Ka Dirtey Geerida Cawil Daahir Salaad Midowga suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, waxa uu ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid weriye Cawail Daahir Salaad oo Muqdisho ku geeriyooday maalinti shalay. Dhimashada Cawil Daahir Salaad waxa uu qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sacuudiga Oo Cambaareeyey Qaraxyada Muqdisho Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ayaa sheegtay in ay si aad ah u cambaareyneyso labadii qarax ee ka dhacay magaalada Muqdisho, hadalkaasi waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaramada Midoobey Oo Cambaareysay Qaraxyada Muqdisho Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa cambaareeyay weerarradii Qaraxyada ahaa ka dhacay Muqdisho. Labo qarax ayaa midka hore waxaa uu ka…