Akhriso: Guddiga ammaanka Putnland Iyo go’aanno La Xiriira Hubka, Amniga Iyo Doorashada Sheeko:Dalka Xili ay maalmo ka harsan tahay doorashada maamulka Putnland, ayana socdaan qaban-qaabadii ugu danbeysay ayaa dhanka kale waxaa socda howl-gallo ammaanka lagu adkaynayo, waxaana isniintii shir isugu yimid gudigga ammniga… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Bashiir Jeenyo“Waan Sugi La Ahay Kulanka Adag Ee Kooxaha Som United Iyo L.L.P Jeenyo” Bashiir Cilmi Maxamed oo ka mid ahaa laacibintii ugu wanaagsaneyd ee dalka soo maray iminkana ah madaxa wafdiga kooxda kubbadda cagta Som United ee maal mahan caasimada Muqdisho u joogta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dab Ka Kacay Dhisme Ku Yaalla Suuqa Bakaaraha Dab geystay khasaare hantiyadeed ayaa maanta ka kacay dhisme ku yaalla Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Qof Goob jooge ah ayaa u sheegay Goobjoog in dabkan uu ka kacay Koronto…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Natiijo-Kooxda Kubbadda Cagta Som United Oo Gushii Ugu Horeesay Gaartay Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden oo maalmahan caasimada Muqdisho u joogto ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho ayaa ciyaartii labaad loo qorsheeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Maxaa Sababay In Dib Looga Laabto Mooshinkii Laga Keenay Madaxweyne Farmaajo? Aqoonyahanno iyo falanqeeyayaal dhanka siyaasadda ah ayaa aragti kala duwan ka bixiyey waxa sababay in xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ay dib uga laabtaan mooshinkii laga keenay madaxweyne Maxamed C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Heshiisiinaya Beello Ku Dagaallamay Deegaanno Ku Dhow Maxaas Maamulka gobolka Hiiraan ayaa wada dedaallo nabadeed oo lagu qaboojinayo xiisad ka dhaxeysa beello wada dega deegaanno ku dhow degmada Maxaas ee gobolkaasi. Degmada Maxaas waxaa ku sugan guddoomiyaha gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isimadda Puntland Oo 4 Qodob Ka Soo Saaray Doorashada Janaayo Doorashada madaxtinnimada ee January ka hor, Isimadda Puntland ayaa qoraal ka soo saaray sidii doorashada ugu dhici laheyd qaab xasiloon kadib wadatashi ay la sameeyey bulshada. Qodobbada ay soo saareen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burundi Oo Diiday Inay Ciidamada kala Baxdo Soomaaliya Ciidamada Burundi ayaa iska diiday dalab uga yimid midowga Afrika oo ahaa inay 1,000 askari oo ciidamadooda ka tirsan ay ka saaraan Soomaaliya February 28 ee sanadka soo socda. Afhayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo 4 Garsoore u Magacaabay Maxkamadda Sare Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay garsooreyaal ka tirsan maxkmadda sare ee dalka, kadib soojeedin ka timid guddoomiyaha maxkamadda sare…