Kutladda Badbaado Qaran Oo Ka Hor Timid Magacaabista Farmaajo Ee Garsoorayaasha Maxkamadda Sare Sheeko:Dalka War murtiyeed maanta ay soo saareen Kutladda Badbaado Qaran ayey uga hor yimaadeen magacaabista madaxweyne Farmaajo ee garsoorayaasha cusub ee maxkamadda sare. Kutladdan oo ay ku mideysanyihiin axsaab badan ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xiisad Ka Jirta Deegaanka Kaxandhaale Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud iyo sidoo kale deegaanno ku dhow deegaankaasi ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digey u Safarka Soomaaliya Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay soo booqdaan Soomaaliya, tani waa digniis cusub oo badashay mid hore oo soo baxday June 15, 2012, waxaana la gaarsiiyey Level…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho Qarax gaari lagu xiray ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay xaafadda 1-da Maajo ee degmada Waaberi, ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey sarkaal dowladda ka tirsan ayaa ku dhaawacmay, waxaana…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Natiijo-Kooxaha Kubbadda Cagta L.L.P Jeenyo Iyo Som United Oo Barbaro Ku Kala Baxay Kooxaha kubbadda cagta L.L.P Jeenyo iyo Som United ayaa wada dheelay kulan ciyaareed saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho waxaana ciyaartan kasoo qeyb galay xidigihii hore kubbadda cagta iyo Kolayga ee Jeenyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: 12 Sano Jir Lix Carruur Ah Noloshooda Ka Dabari Jirey Baalashnimo Oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Tiyaatarka Jaamac Maxamed Aadan waa 12 sano jir, Labadiisa waalid horay ayey u geeriyoodeen, Nolasha caruurta la dhalatay oo Lix ka kooban ayuu shaqadaan ka biili jiray. Hada isaguna waa dhaawac,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Beello Ka Heshiiyey Khilaaf Ka Dhashay Qodista Ceel Biyood Beello walaalo ah oo ku dhaqan gobolka Gedo ayaa waxay ka heshiiyeen khilaaf muddo soo jiitamayey kaasi oo salka ku hayey qodista ceel biyood riig ah. Khilaafka u dhaxeeyay Beelahan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hirshabelle: Weli Galmudug Ayaan La’nahay Si Loo Xalliyo Colaadda Hiiraan Guddiga arrimaha gudaha iyo Amniga ee baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in weli maamulka Galmudug aysan ka wada fariisan sidii loo dhammeyn lahaa dagaallada ka socda xadka goballada Hiiraan iyo Galgaduud…