Maamulka Puntland ayaa goor dhow sheegay in deegaannada maamulkaasi laga mamnuucay mas’uuliyiinta dowladda federaalka sida wasiirada, agaasimayaasha, saraakiisha ciidamada iyo howlwadeennada Villa Soomaaliya inta ay socoto doorashada Puntland iyo isku…