Deg-deg: Labo Xildhibaan Oo Muqdisho Ku Geeriyooday Sheeko:Baarlamaanka Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday labo xildhibaan oo mid ka tirsan yahay golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah halka mid kale uu ka tirsanaa dowlad goboleedka koonfur galbeed. Xildhibaannada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Ah Ee 2019 Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow cod wada ogol ah ku ansixiyay miisaaniyadda dowladda 2019. 174 Xildhibaan ayaa ogolaaday, ma jiro Xildhibaan ka aamusay ama diiday ansixinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Sharciga Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Ciidamada Qalabka Sida Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta ansixiyay sharciga howlgabnimada, xaqsiinta iyo hibooyinka xubnaha ciidamada qalabka sida oo ay soo diyaariyeen guddiga difaaca ee Golaha Shacabka. Codeyn golaha ka dhacday, 171 Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo u Codeeyey Xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay. 170 xildhibaan ayaa ogolaatay, waxaana diiday 1…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ku Barakacay Degmada Luuq Oo Ka Cabanaya Xaalad Dhanka Nolosha Ah In ka badan ilaa Boqol qoys ayaa ka barakacay dagaallo ka dhacay Tuulada Bohol Bashiir oo ka tirsan degmada Luuq ee Gobolka Gedo, kuwaasi oo lasoo sheegayo in ay soo wajahday xaalad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal: Xildhibaan Sheegay Sida Kaliya Ee Lagu Heli Karo Ammaanka Guud Ee Dalka Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay sida kaliya ee loo heli karo xalka arrimaha amniga guud ee dalka, gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS Oo Maanta Tagaya Deegaanka Kaxandhaale Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye oo ku sugan degmada Cadaado ayaa la filayaa in maanta uu gaaro deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud. Wasiir Sabriye ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Intii Aan Jirnay Dowladda Ayaa Dagaal Nagu Waddey, Wixii aan Qabanana Feer iyo Haraati Baan ku Qabaneynay Axmed Geelle Xaaf, madaxweynaha Galmudug oo shir jaraa’id qabtay sabtidii ayaa sheegay inuu ka xunyahay dagaalka ka socda agagaarka Maxaas, isaga oo soo-jeediyey in xabad $1 joogta aanu dhimman wiil…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadayo Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta oo ah axad ah Taariikhduna tahay 30/12/2018, cod gelin-doona miisaaniyadda sanadka. Ajendaha kulan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ah…