António Guterres oo Sheegay Inuu Magacaabayo Ergey Cusub Sheeko:Dalka António Guterres xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa sheegay inuu Soomaaliya usoo magacaabayo ergey cusub, sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal uu soo saaray ku-xigeenka afhayeenkiisa Farhan Haq. Qoraalka waxaa ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka sare oo u Hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland. Mudane, Cabdi Xaashi, ayaa Guddoomiyaha cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Haysom Weli Waa Ergeygeenna Soomaaliya, Waana Sii-shaqeynayaa Afhayeen u hadlay UN-ka oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay Nicholas Haysom uu weli yahay ergeygooda Soomaaliya, isaga oo sidaasi ahna uu ka hadlay golaha ammaanka, wuxuu intaas raaciyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xakiin Dhoobo oo loo Doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Putnland Magaaladda Garoowe ee caasimadda maamulka Putnland waxaa maanta ka dhacay doorashada guddoomiyaha golaha wakiilada ee Putnland. Doorashada guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland ayaa waxaa ku tartamayay afar musharax, waxaana wareega labaad…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Qeybo Ka Mid Isbitaalka Banaadir Oo Xirmay Iyo Wasaaradda Caafimaadka Oo Aan Mushaar Bixin Iyada oo wasaaradda caafimaadka dowladda faderaalka ee Soomaaliya ay dhowaan shaacisay in Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ay wasaaradda si toos ah ula wareegtay, wixii hadda ka dambeeyana shaqaalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ilhan Cumar Oo La Dhaariyey, Maxay Ka Dhigantahay? Ilhan Cumar oo gabar asal ahaan Soomaali ah, Muslim ah ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey xubinimada Aqalka Congresska dalka Maraykanka. Ilhan oo ka tirsan xisbiga dimoqoraadiga ayaa ah Soomaali,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qoondada Haweenka Soomaaliyeed Ee Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada iyo Somaliland Kadib markii todobaadkan isimmada Puntland ay baarlamaanka dowlad goboleedka ku dareen hal haween ah, Nimco Cabdi Caarshe ayaa waxaa timid su’aal ah: sidee baarlamaanka ka kooban 66 ay haweenku hal…