Puntland: Lacagta Laga Qaadey Murashaxiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Oo Gaartay $530,000 Sheeko:Dalka Guddiga doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray liiska murashaxiinta lacagta bixiyey. 21 ka mid ah murashaxiinta madaxweynnimada iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada ayey ahaayeen inta la shaarciyey. Lacagta… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Arrin Oo Maanta Ka Cusub Doorashada Madaxtinnimada Puntland Shacabka ku nool dowlad goboleedka Puntland waxaa ay dhagta u taagataan natiijada doorashada madaxtinnimada ee dhici-doonta 8-da bishan. Haddaba, maanta waxaa ay aheyd maalin aad mashquul u ah, arrimaha dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Heshiis Horudhac Ah Oo Laga Gaaray Colaaddii Kaxandhaale Shir ka dhacay Cabud-waaq ee Galmuduug ayaa lagu gaaray heshiis horudhac ah oo lagu soo afjarayo dagaalkii ka dhacay deegaanka Kaxandhaale , kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 50…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Duulaan Ku Ah Al-shabaab, AMISOM La’aanteed Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin sidii ay Al-shabaab uga saari lahaayeen deegaannada ay ka maamulaan gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Madaxweynaha maamulkaasi, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baydhabo: Ciidamada Ammaanka Oo Raadinaya Rag Bam Ku Tuuray Hoyga Guddoomiyaha Haweenka Baay Ciidamada maamulka K/galbeed ayaa maanta waxa ay howlgallo ka wadaan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Howlgalkan ayeey ciidanku ku raadinayaan rag la sheegay in ay xalay Bam ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Magaalada Garoowe Oo Aad Loo Adkeeyey Ciidamada dowla goboleedka Puntland ayaa si aad ah u adkeeyey amniga guud ee magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Ciidamo badan oo maamulkaasi ah ayaa lagu soo daabulay gudaha magaalada Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah faahin: Howlgallo Ka Socda Degmada Afgooye, Sh/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay howlgallo ballaaran ka wadaan xaafado ka mid ah degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Howlgalladan ayaa ah kuwo qorsheysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Ka Soo Horjeestay, Kana Xumaadey Ceyrinta Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa qoraal uu sabti soo saaray aad uga xumaadey in Soomaaliya ceyriso ergeyga qaramada midoobey Nicholas Haysom, iyaga oo intaasi ku daray inay Muqdisho ka…