Day: January 7, 2019
-
Ganacsiga
Cabitaanka Khudaarta Gudaha Laga Sameeyo Oo Laga Doortay Midkii Dibadda
Hareeraha waddooyinka magaaladda Muqdisho waxaa lagu arkayaa dhalinyaro sameyso cabitaanka noocyadiisa kala duwan kuwaas oo cabitaan ahaan looga iibiyo dadka,…
Read More » -
Puntland
Maxay Xoogga Saareen Murashaxiinta Madaxtinnimada Puntland?
Waxaala soo gabagabeeyay dhageysiga khudbadaha musharaxiinta madaxweynaha maamulka Puntland ka hor jeedinayeen xildhibaanada baarlamaanka maamulkaasi. 21-musharax oo u tartamaya xilka…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhallinyarada Muqdisho Oo Sare u Qaaday Xirfadaha Ay Ku Shaqeystaan
Waddooyinka Muqdisho waxaa kusoo kordhaya dhallinyarada cabitaanka ka sameeye qudaarta dalka, kuwaasi oo noloshooda ku maareeya. Waxay tani shaqo abuur…
Read More » -
Baarlamaanka
Muuqaal: Saameynta Ka Dhalan Karta Khilaafka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya
Aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa sheegay in khilaafka Labada gole ee baarlamaanka uu dalka u keeni karo dib u dhac ballaaran. Waxa…
Read More » -
amaanka
Xildhibaan Odowaa “DFS Waxay Jartay Miisaaniyaddii Galmudug” (Muuqaal)
Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey madaxda sare ee…
Read More » -
amaanka
Dagaal Ka Dhacay Jowhar
Askar ka wada tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dagaallamay degmada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararku waxay…
Read More » -
Banaadir
Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida Oo Toogatay Labo Al-shabaab Ah
Maxakamadda ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay labo ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo la sheegay…
Read More » -
Puntland
Murashaxiinta Madaxtinnimada Puntland Oo Khudbadaha Bilaabay
Waxaa goordhow magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka bilowday khudbadaha murashaxiinta madaxtinnimada Puntland. Murashaxiinta u tartamaya madaxweynaha waa…
Read More »