Day: January 15, 2019
-
Ganacsiga
Waa Maxay Shaqada Bangiga Dhexe Ee Federaalka Ah?
Bangiga dhexe ee federaalka ah hadda uma sameysna qaab bangi dhexe, mana qabto inta badan shaqadii laga rabay bangi dhexe.…
Read More » -
Ciyaaraha
Bashiir Jeenyo“Kooxda Jeenyo Waa Kooxda Kaliya Ee Soo Saarta Ciyaartooyda Ugu Tayada Badan Dalka”
Bil ayaa iminka laga joogaa markii uu tababare Axmed Tahliil Cali la wareegay hogaaminta kooxda kubbadda cagta L.L.P Jeenyo waxaa…
Read More » -
Baarlamaanka
Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In La Xallinayo Khilaafka Labada Aqal Ee BFS
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo soo xirayey Kalfadhiggii Afaraad ee golaha shacabka ayaa sheegay in ay…
Read More » -
Gobalada
Madaxweyne Dani “Lacagta Ugu Horreysa Ee Qasnadda Ka Bixinno Waxaan Siineynaa…
Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in qarashka ugu horreeya ee ay ka bixiyaan qasnadda dowladda ay…
Read More » -
Gobalada
Siyaasi Caddow “Waxaa Socda Qorshe Waqtiga Loogu Kordhinayo Axmed Madoobe”
Maxamed Xuseen Caddow oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeedda deegaannada Jubbaland ayaa sheegay in uu jiro qorshe socda oo…
Read More » -
amaanka
Muqdisho: Taliska Ciidamada Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kulmay
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa isniintii Xafiiskiisa ku qaabilay General Maxamuud Al Qasaal iyo…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhageyso: Madaxda Jubbaland Oo Lagu Eedeeyey Deganaansho La’aanta Gedo
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Jubbaland oo gaaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku eedeeyey madaxda ugu sarreysa ee…
Read More »