Day: January 19, 2019
-
amaanka
AMISOM: Ghana Oo Booliis usoo Direysa Soomaaliya
AMISOM ayaa qorsheyneysa in 160 ka tirsan booliiska Ghana ay ku soo daraan ciidamada jooga, kuwaas oo qeyb ka noqon-doona…
Read More » -
amaanka
Dhageyso: Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ka Warbixiyey Dagaalkii Baar-sanguuni
Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal saakay ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Dagaalkan…
Read More » -
Ciyaaraha
Garoonka Banaadir Oo Marti Gelinaya Koob Lagu Xusayo Allaha Unaxariiste Wariye Cawil Daahir Salaad
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maagalada Muqdisho ka furidoono koob lagu xusayo Allaha Unaxariiste Wariye Cawil Daahir Salaad oo ka mid…
Read More » -
amaanka
Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Baar-sanguuni Ee J/hoose
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo saakay ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo…
Read More » -
Wararka Dalka
Qoysas Ka Barakacay Baay Oo Gaaray Gedo (Dhageyso)
Ku dhowaad Seddex Boqol oo qoys oo ah Beeraley wax soosaarkii ay ku tiirsanaayeen ay ragaadiyeen Roob yaraan ayaa waxay…
Read More » -
Wararka Dalka
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday
Xidigle NISA Maxamed Cabdiraxmaan Cali ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Sacdiyo Khaliif Faarax oo aheyd Xaaskiisii hore, dilkaas oo ka…
Read More » -
Ganacsiga
Ganacsatadii Ku Hanti Beeshay Dabkii Afgooye Oo Caawinaad Dalbaday
Ganacsatadii ku hanti beeshay dab habeen ka hor ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka dalbaday dowladda…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhageyso: Taliska Booliiska Afgooye Oo Ka Warramay Howlgallada Ka Socda Degmadaasi
Taliska ciidanka Booliiska degmada Afgooye ayaa faah faahinno dheeraad ah wuxuu ka bixiyey howlgallada ay ciidamada dowladda ka wadaan degmadaasi.…
Read More » -
Wararka Dalka
Baaq Loo Diray Beello Ku Dagaallamaya Hirshabelle
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ugu baaqay beello walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah Hirshabelle iney…
Read More » -
amaanka
NISA: Waxaa Qabanay Xubin Ka Tirsan Amniyaadka Al-shabaab
Ciidanka ammmaanka ayaa sheegay in jimcihii ay soo qabteen xubin ka tirsan amniyaadka kooxda Al-shabaab. Warkan oo ay hay’adda Nabad…
Read More »