Day: January 20, 2019
-
Somaliland
Somaliland: Lix Wariye oo Loo Haysto Like, Comment iyo Share
Lix wariye oo ka howl-gala warbaahinta ku hadasha afka xukuumadda Somaliland ayaa loo haystaa in ay Like, Comment iyo share…
Read More » -
Wararka Dalka
Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabelle Oo Baaq u Diray Beello Ku Dagaallamaya Sh/dhexe
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle, Cali Guudlaawe ayaa ugu baaqay beello ku dagaallamaya gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe in ay xabadda joojiyaan.…
Read More » -
amaanka
Dhageyso: Maxaabiis Ka Baxsatay Xabsiga B/weyne
Taliska ciidanka Asluubta ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney ku raad Joogaan Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga magaalada B/weyne. Taliyaha ciidanka…
Read More » -
Wararka Dalka
Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya
Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxa ay kusoo qabteen waxyaabaha…
Read More » -
Ganacsiga
Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Hoos Yimaada Hirshabeelle
Wabiga Shabelle oo sanadkan biyo yareeyay iyo roobabkii xilliga deyrta oo yaraaday awgeed ayaa sababay in deegaanno badan ay ka…
Read More » -
amaanka
Modoobe Oo La Hadlaya Siyaasiyiinta: Ha Loo Midoobo Dagaalka Al-shabaab
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday saldhiga ciidamada ee aaga deegaanka Dhoobley ka howlgala.…
Read More » -
Wararka Dalka
Jubbaland: Xildhibaan Ku Baaqay In La Isku Furo Waddooyinka Kala Xiran Ee Gedo
Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay kala xiran…
Read More » -
Ganacsiga
Hargeisa: Dowladda Hoose Oo Burburisay Xarumo Ganacsi Yaryar
Dawladda hoose ee magaalada Hargeysa ayaa saaka burburisay ganacsiyada yaryar ee waddada hareeraheeda ee suuqa, waa goob ku taalo bartamaha…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhageyso: Warar Dheeraad Ah Oo Kusoo Kordhay Dagaalkii Baar-sanguuni
Warar dheeraad ah ayaa kusoo kordhay dagaal xooggan oo shalay ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo…
Read More » -
amaanka
AFRICOM: Waxaan Al-shabaab Ka Dilnay 52 Qof
Taliska Mareykanka ee Africa(AFRICOM) oo qoraal ka soo saaray duqeyn ay sheegeen inay sabtidii ka fuliyeen gobolka Jubadda dhexe, meel…
Read More »