Day: January 23, 2019
-
Gobalada
Isbadallo Ka Dhashay Khilaafka Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar ayaa xilka ka qaadey wasiirkiisii warfaafinta Guuleed Aw Cali Kaahin isaga oo…
Read More » -
Wararka Dalka
Gobolka Banaadir Oo Qorsheynaya Maareynta Nolosha Barakacayaasha
Kulan ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar ayaa looga hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa Barakacayaasha ku dhex…
Read More » -
Ciyaaraha
“Safarka Kooxda Som United Waxa Uu Kusoo Aaday Xili Loo Baahnaa”Axmed Xassan Xidig
Dhamaadkii sanadkii lasoo dhaafay waxaa dalka ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho u imaaday macalimiin iyo ciyaartooy Soomaaliyeed oo badankooda ku…
Read More » -
Ciyaaraha
Kooxda kubbadda Cagta Heegan Ayaa Ku Guulaystay Koob Lagu Maamuusayay Geeradii Allaha U Naxariistee Wariye Cawil Daahir Salaad
Kooxda kubbadda cagta Heegan ayaa ku guulaystay koob lagu xusay Allah Naxariiste Wariye Cawil Daahir Salaad oo ka mid ahaa…
Read More » -
amaanka
Kenya: Hoggaamiyaha Mucaaradka Oo Dalbaday Inay Ciidamadooda Ka Baxaan Soomaaliya
Hoggaamiyaha Ford Kenya Moses Wetang’ula ayaa ku celiyey dalabkiisa ahaa in ciidamada Kenya ka jooga Soomaaliya ay dib ugu laabtaan…
Read More » -
Wararka Dalka
Shacabka Hargeysa Oo Ka Horyimid Muddo Kordhinta Golaha Wakiilada Somaliland (Dhageyso)
Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa ka aragti dhiibtay muddo kordhintii dhowaan loo sameeyey…
Read More » -
Banaadir
Guddoomiye Yariisow Oo Digniin Diray (Dhageyso)
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Injineer C/raxmaan Yariisow ayaa u digey dad uu sheegay in weli ay ka…
Read More » -
Baarlamaanka
“Xildhibaannada Golaha Shacabka Waxba uma Qaban Shacabka Ay Matalaan” Waxaa Sidaa Yiri…
Aqoonyahan Maxamed Axmed Maxamuud oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya aanay…
Read More » -
Wararka Dalka
Xasan Sheekh “Madax Madow Baa Maan Ku Haray” (Dhageyso)
Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey dhallinyarada Soomaaliyeed iney ka shaqeeyaan aayaha dalka, islamarkaana yihiin kuwa…
Read More » -
Wararka Dalka
Guddoomiye Mursal Oo Soo Xiray Wejiga Koowaad Ee Shirka Dib u Heshiisiinta Beelaha K/galbeed
Gudoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa soo xirey wejiga Koowaad ee shirka dib u…
Read More »