Day: January 26, 2019
-
amaanka
Ciidamada Jubbaland Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Galbeedka Ka Ah Kismaayo
Ciidamada daraawiishta ee maamulka Jubbaland ayaa maanta waxa ay la wareegeen deegaanno ay Al-shabaab kaga sugnaayeen galbeedka magaalada Kismaayo. C/nuur…
Read More » -
amaanka
Shacabka Degmada Dharkeenley Oo Amni Darro Ka Cabanaya
Shacabka ku dhaqan degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya rag hubeysan oo ay sheegeen in ay xilliyada habeenkii…
Read More » -
Wararka Dalka
Madaxweyne Farmaajo Oo Garoowe Uga Qeybagalaya Caleema Saarka Dani
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.…
Read More » -
Ganacsiga
Wax Ka Ogow Qaabka Ay Shirkadda Soma Oil & Gas Ku Xulatay 12 Block
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa waxaa Febraayo 7, 2019-ka, bixin-doontaa qandaraas balook- yo dhan 206 oo ku saabsan baarista…
Read More » -
Ciyaaraha
Tartanka Xirfadlayaasha Da’yarta Muqdisho City Oo Lasoo Gaba Gabeeyay
Maamulka kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa soo gabagabeeyay tartan ay u qabteen ilaa 10-koox kaas ay ugu…
Read More » -
Ganacsiga
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Oo Ka Hadashay Shirka London
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay shir lagu qabanayo London-U.K oo lagu iibin-doono…
Read More » -
Wararka Dalka
Hirshabelle: Nin Diley Haweeney Oo Gacanta Lagu Dhigay
Ciidanka daraawiishta ee maamulka Hirshabelle ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu diley Haweeney, iskuna dayey inuu baxsado. Mukhtaar…
Read More » -
Wararka Dalka
Naafada Ku Nool Garbahaarey Oo Cabasho Ah
Waxaa laga deyrinayaa Xaalada Nololeed ee ay ku sugan yahiin Naafada ku dhaqan degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo. Dhibaatada ugu…
Read More » -
Gobalada
Dhageyso: Booliiska Afgooye Oo Raadinaya Xubno Ka Tirsan Al-shabaab
Taliska ciidanka Booliiska Afgooye ayaa sheegay in ay ku raad joogaan rag hubeysan oo Al-shabab ka tirsan, kuwaas oo dilal…
Read More » -
Wararka Dalka
Madaxweyne Dani Oo Maanta La Caleema Saarayo
Maanta oo Sabti ah waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ka socota diyaarinta munaasabadda Caleema saarka madaxweynaha cusub ee maamulkaasi…
Read More »