Day: January 27, 2019
-
Wararka Dalka
Madaxweyne Farmaajo 2 Sano: “Nabaddoon Ayaan Noqonaa” ilaa “I Cafiya”
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay xafladdii caleemo saarka madaxweynaha Puntland Saciid Deni codsaday in la cafiyo, isaguna uu…
Read More » -
Wararka Dalka
Madaxweyne Farmaajo: Waan Idin Cafiyey Ee i Cafiya…Waxaan Ballan Qaadayaa Inaan Idin La Shaqeeyo
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabaddii lagu caleema saarayey madaxweyne Saciid C/laahi Dani…
Read More » -
Wararka Dalka
Madaxweyne Hore Xasan Sheekh “Aan Ku Dedaalno Ilaalinta Dastuurka Iyo Shuruucda Noo Deggan”
Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey munaasabaddii lagu Caleema saarayey madaxweynaha Puntland ayaa…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhageyso: Madaxweyne Hore Sheekh Shariif Oo Fariin u Direy Madaxda Soomaaliyeed
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa fariin u diray madaxda Soomaaliyeed xilli uu hadal ka jeedinayey munaasabaddii…
Read More » -
Baarlamaanka
Senator Faroole Oo Ku Baaqay In Dib Loo Furo Wadahadalladii DFS Iyo Somaliland (Dhageyso)
Senator C/raxmaan Faroole oo ka mid ah aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in dib loo furo wadahadalladii…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhageyso: Axmed Madoobe Oo Ku Taliyey In Wadahadal Lagu Xalliyo Tabashooyinka Jira
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey munaasabaddii lagu caleema saarayey madaxweynaha cusub…
Read More » -
Wararka Dalka
Madaxweyne Xaaf “Annaga Iyo Puntland Waxaa Inoo Gaar Ah Inaan Howlaheena Horay Usii Wadanno”
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in maamulka Puntland iyo maamulkiisa ay sii wadan doonaan shaqooyinka nabadda ah…
Read More » -
Wararka Dalka
Waare “Hoos Haloo Xalliyo Wixii Jira” (Dhageyso)
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo hadal ka jeediyey Caleema saarka madaxweynaha Puntland ayaa soo hadal qaaday arrimo dhowr…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhageyso: Madaxweyne Dani Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Uu Qaban Doono
Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani oo xalay lagu caleema saaray magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ka hadlay…
Read More »