Day: January 31, 2019
-
Galmudug
Madaxweyne Xaaf Oo Sheegay In Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada Ay Heshiiyeen
Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo gaaray Gaalkacyo ayaa ka hadlay heshiis uu sheegay inay wada gaareen dowladda federaalka ah…
Read More » -
amaanka
Askari Ka tirsanaa Ciidamada Oo Lagu Dilay Xamarweyne
Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saaka lagu toogtay dagmada Xamarweyn ee gobolkan Banaadir. Labo nin oo ku…
Read More » -
Ganacsiga
Xisbiga Midowga Nabada iyo Horumarka Oo Dalbaday In La Joojiyo Shirka Xaraashka Shidaalka Soomaaliya
Kulan lagu xaraashayo shidaalka Soomaaliya ayaa 7da Febraayo 2019 qorshaysan in lagu qabto magaalada London. Kulanka waxa ka soo qaybgelaya…
Read More » -
Wararka Dalka
Maamulka Jubbaland Oo Xalinya Tabashada Shacabka Degmada Baardheere
Degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa ka socda shirar looga hadlayo sidii loo dhammeyn lahaa khilaafka hoggaanka Jubbaland iyo sidoo…
Read More » -
Wararka Dalka
Hirshabelle: Ururada Bulshada Rayidka Oo Rajo Ka Muujiyey Xallinta Dagaal Beeleedyada (Dhageyso)
Ururada Bulshada rayidka Hirshabele ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan dedaallada lagu soo afjarayo colaadaha ka jira degaanno ka…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhageyso: Howlgallo Miino Saaris Ah Oo Ka Socda Deegaanno Ku Dhow Kismaayo
Saraakiisha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in degaanno badan oo Jubbooyinka ah ay ka saareen dagaalyahnnada Al-shabaab ka dib howlgal ay…
Read More » -
amaanka
Howlgallo Ka Socda Degmada Afgooye
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo ballaaran ay ka wadaan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose.…
Read More » -
Wararka Dalka
Wararkii Ugu Dambeeyey Doontii Ku Quustay Djibouti
Weli waxaa socda dadaalka kooxada gargaarka ay ku baadi-goobayaan dadka lagu la’yahay doon ku quustay xeebta Abok ee dalka Djibouti,…
Read More »