Waxaa caawa Telefishinka Goobjoog ka bilaabanaya barnaamij loogu magacdaray “OGAAL”, barnaamijkan uu daadihin-doono Prof. Cabdullahi Maxamed Shirwac ayaa dadka Soomaaliyeed lagu bari-doonaa xuquuqdooda iyo dowladnimadda. Barnaamijkan oo noociisa ah waxaa uu sidoo…