Sawirro: Qatar Oo 68 Gawaarida Gaashaaman Ah ugu Deeqday Xoogga Dalka Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlada Qatar ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku wareejisay 68 Gadiid dagaal ah, kuwaasi oo Dowladda Qatar ay ugu talagashay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. Munaasabad kooban oo lagu qabtay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Waxaan Bilaabaynaa Howlgal Dib u Xoreyn Ah” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa degmada Dhoobley kaga dhowaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab, isaga oo sheegay in ay gaari doonaan ciidanka maamulkiisa deegaannada gacantooda ka maqan. Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim oo Ay Xukuntay maxakamadda Ciidanka Qalabka sida Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim ayaa loo heystaa dilka Marxuum Ex, Alifle Boliis Salaad Xasan Maxamed dilkaas oo ka dhacay Ex, Kontorool Afgooye 06-bishii 10-aad ee sanadii tagtay. Dable…
3 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Burburinta Ciidamada Kenya Ee Biraha Hormuud Ka waran haddii shirkada Apple ee dalka Maraykan laga leeyahay warashadaha ay telephoonada iyo electronics ku samayso ay dowladda kale burburiso ama ka warran haddii Shirkadda Safricom ee dalka Kenya…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sida Ay Xilligan u Cakiran Tahay Xaaladda Soomaaliya Xafladdii xiritaanka kalfadhiga 4aad ee golaha shacabka ee uu ka khudbeeyey madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa ka muuqatay sida ay xilligan u cakirantahay xaaladda Soomaaliya, isaga oo soo hadal qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Baydhabo u Tagey Ka Qeybgalka Caleema Saarka Madaxweynaha K/galbeed Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa gaaray madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo mas’uuliyiin kale oo dowladda ah. Ulajeedka madaxweynaha u tagay magaaladaasi ayaa ah ka qeybgalka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Degmada Kaaraan Oo Dhawaan Helaysa Garoonka Kubadda Cagta Oo Loo Dhisaayo Qaab Caalmi Ah. Garoonka kubada cagta qoobdooro ee degmada Kaaran oo kamid ah garoomada caanka ah ee ku yalaa Gobolka Banaadir ayaa 15 bishan waxaan dhagax dhigay maamulka Gobolka Banaadir waxaana la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Dagaal Ka Dhacay Afgooye (Dhageyso) Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay dagaal wuxuu ku dhexmaray Galbeedka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Al-shabaab ayaa la sheegay in abbaare 12-kii saq dhexe ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenyatta: Howlgalkii Waa La soo Gabagabeeyey, 14 Qof Ayaana Ku Dhimatay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenya ayaa goordhow xaqiijiyey in la soo afjaray howl-galkii ay ciidamada ka sameeyeey hotelka ay Al-shabaab weerareen ee Dusit complex. Mr. Uhuru waxaa uu intaasi ku daray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Maxay Ka Tiri Weerarkii Al-shabaab Ee Nairobi? Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Hoteel ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya. “Falkan argagaxiso ee daran ee lala beegsaday sida caadada ah dad rayid ah…