Dhageyso: Jubbaland Oo Wadda Xallinta Tabashada Shacabka Gedo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland ayaa wada dedaal uu ku doonayo inuu ku xalliyo tabashada ay qabaan shacabka ku dhaqan deegaannada gobolka Gedo. Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxakamadda Ciidanka Qalabka sida oo xukunno kala duwan ku ridday 2 askari oo dil ku Eedeysanaa Sedax Alifle Booliis. Cali Mahdi Maxamed iyo Tahliil Cali Maxamed ayaa loo xiray dilka Marxuum Ex Kormeera Sedaxaad Booliis. Xasan Aadan Ibraahim, dilkaasi oo ka dhacay gudaha Saldhigga degmada Hilwaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Kulan Ka Joojiyey Xisbiga UPD Ciidamada booliska Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta joojiyay siminaar uu soo qaban qaabiyay Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda UPD. Senator Xuseen Sheekh Maxamud oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani Oo Ammar Cusub Soo Saaray Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray ku faray wasaaradda maaliyadda in la joojiyo dhammaan casnhuur dhaafkii loo sameynayey hay’adaha dowladda, kuwa caalamiga ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Xoolo Dhaqato Cabasho Ka Ah Ciidamada Puntland Xoolo dhaqatada ku sugan degaan hoostaga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ka Cabanaya ciidamada Puntland oo ay sheegeen in ka burburiyeen Barkado iyo guryo ay lahaayeen. Dadkan oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelo Ku Dagaallamay Sool Oo La Heshiisiiyey Beello ku dagaallamay gobolka Sool ayaa heshiis la kala dhexdhigay, kadib dedaallo ay sameeyeen waxgaradka iyo sidoo kale xubno ka socda Somali State. Beelahan oo muddo ku dagaallamay gobolkaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti Dhan $150 Kun Oo Ku Gubatay Dab Ka Kacay Suuqa Baardheere Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dab xooggan oo xalay qabsaday suuqa degmada Baardheere ee gobolka Gado halkaais oo khasaare xooggan uu ka dhashay. Inkastoo dabkan waxa uu ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardey Codsaneysa In Maadada Computerka Lagu Daro Manhajka Iskuullada Sanadihii la soo dhaafay iyo ka soo kabashadii burburka kadib, waxaa sanad weliba dugsiyada waxbarashada dalka ka soo qalin jabinayey kumanaan arday ah kuwaas oo u gudbayey heerka jaamacadda. Geyiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qaabka iyo Sababta Loo Badalayo Sharci No. 130 Ee Bangiga Dhexe Xukuumadda J. federaalka ah ee Soomaaliya ayaa todobaadkan lagu wadaa inay baarlamaanka federaalka ah hor keento wax badalka “Xeer Maamul Bankiga dhexe”, iyada oo arrintn ay horudhac u tahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dad Ku Dhow Iney Harraad Ugu Dhintaan Deegaanno Ka Tirsan Sool Biyo la’aan baahsan ayaa ka jirta qeybo ka mid ah deegaanno hoos taaga degmada Caynaba ee gobolka Sool. Biyo la’aantan ayaa Labadii bil ee ugu dambeysay waxa ay saameyn xooggan…