Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida Oo Sheegtay Dayacaad Iyo Dambiyo Lagu Galo Hubka Ciidamada Qalabka Sida Sheeko:Amniga G/Sare Cabdullahi Buule Kamey oo ka tirsan Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sida loo dayacay hubka ciidamada qalabka sida, isaga… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Milyan Iyo Bar Qof Ayaa u Baahan Gargaar Degdeg Ah Guddoomiyaha hay’adda u diyaar-garowga aafooyinka iyo keydka raashinka Somaliland, Faysal Cali Sheekh ayaa sheegay in hal milyan iyo shan boqol oo kun oo qof (1,500,000) ay u baahan yihiin gargaar…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Muuqaal-Xulka Qaranka Eritrea Oo Kusoo Wajahan Muqdisho Xiriirka Kubbadda cagta dalka Eritrea ayaa diyaar u ah in maalmaha soo aadan ay soo gaaraan caasimada Muqdisho,iyagoo kulamo saaxiibtinimo la ciyaaridoonaan dhigooda Soomaaliya. Wafuuda hogaaminaysa xulka qaranka dalka Eretria…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Yuusuf Yuusuf“Macallin Mandeela Waxa Uu Mudan Yahay In Loo Dhiibo Xulka Qaranka Qeybta Jirdhiska” Maxamed Axmed Xasan (Mandeela) waxa uu 30 sano ku noolaa dalka Britain ,isagoo bare ka ahaa iskuulka lagu barto kubbadda cagta iyo sidoo kale jir dhiska sanadkii lasoo dhafay 2018 Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Goob jooge ayaa inoo sheegay in Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Sheegay in 27 Ka Dileen Al-shabaab 4tii Maalin Ee Lasoo Dhaafay Militariga Mareykanka ayaa sheegay inay dileen 13 xubin oo ka tirsan Al-shabaab, meelo 48 km dibadda ka ah caasimadda Muqdisho. Duqeyntan ayaa jimcihii ka dhacday agagaarka Gandarshe ee gobolka Shabeellada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caynaba: Barakacayaal Si Iskood Ah u Sameeyay Olole Nadaafadeed Haweenka Barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada Caynaba ayaa si iskood ah waxa ay u sameeyeen olole nadaafadeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan kaamka Barwaaqo. Waxa ay haweenkan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baardheere: Saraakiisha Ammaanka Oo Ka Hadlay Qaabkii Ay Kaga Hortageen Qaraxii Shalay Ka Dhacay Degmadaasi Saraakiisha ciidamada ammaanka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa faah faahin dheeraad ah waxay ka bixiyeen qaabkii ay kaga hortageen qarax Ismiidaamin ah, kaasi oo shalay ka dhacay duleedka degmadaasi.…