Day: February 10, 2019
-
Gobalada
Somaliland: Imaaraadka Kiro Ugama Qaadaneyno Saldhigga Berbera! (Dhageyso)
Somaliland ayaa sheegtay in Imaaraadka aanay wax lacag ah uga qaadeyn saldhigga Milatari ee ay ka furanayaan magaalada Berbera. Sacad…
Read More » -
amaanka
Korneel Roobow “DFS Amniga Wey Ku Fashilantay” (Dhageyso Wareysi)
Qabiir dhanka amniga ah ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ay ku fashilantay wax ka qabashada amniga, Labadii…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhageyso: Dhac Loo Geystay Iskuul Ku Yaalla Degmada Dharkeenley
Koox hubeysan ayaa dhac u geystay mid ka mid ah iskuullada ku yaalla degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Waxa ay…
Read More » -
amaanka
Dhageyso: Dab Ka Kacay Xero Barakac Oo Ku Taalla Degmada Kaxda Ee Magaalada Muqdisho
Dab ka kacay kaam ku yaalla degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa burburiyey dhismayaal ay deganaayeen dadka barakacayaasha ah. Axmed…
Read More » -
Wararka Dalka
Taariikhda Ciidanka Badda Soomaaliyeed
Maanta oo kale 1965, waa maalintii si rasmi ah loo aasaasay ciidanka badda Soomaaliyeed, laakiin sida aad ku arki doontaan…
Read More » -
Banaadir
Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Garsoorka Soomaaliya?
6-7da Febraayo 2019, ayaa Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay magaaladda Muqdisho ku martigalisay shir sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo…
Read More »