Habraac Loo Sameeyey Heshiisyada Ay Gasho Dowladda Federaalka (Akhriso)
Sheeko:Dalka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku shaaciyey habraac loo sameeyey heshiisyada ay dowladda federaalka ah gasho.
Halkaan hoose ka akhriso: