Faah Faahin Ku Saabsan Dilka Loo Geystay Xildhibaan Boqore Sheeko:Dalka Rag hubeysan ayaa maanta waxa ay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku dileena Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ahaa xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Ragga dilka… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha “100% Waxa Aan Ku Kalsoon Nahay Aqoonta Iyo Qibrada DR. Yuusuf Muxidiin Axmed”Cumar Xaaji Axmed Horaantii bishan Febraayo 2019 Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa shaaciyay in xog-hayahooda cusub ee afarta sano ee soo aadan ay u magacaabeen DR Yuusuf Muxidiin oo ah aqoonyahan dhalinyaro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Madaxweynaha Go’aankii Aan Kusoo Gaarnay Garoowe Waxbo Kama Fulin” Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo wuxuu sheegay in illaa iyo haatan aanay waxbo ka qabsoomin wadahadalladii madaxweyne Farmaajo iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiirada K/galbeed Oo Laga Dalbaday Wax Ka Qabashada Amniga, Dhaqaalaha Iyo Dib u Dhiska Shacabka ku dhaqan deegaannada K/galbeed ayaa ka sugaya xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxweyne C/casiis Lafta Gareen iney degdeg kula timaado waxqabad muuqda. Dhallinyarada aqoonyahannada ah ayaa qaba in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xabsi Weyn Oo Laga Furay Muqdisho Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa uu xarigga ka jaray xabsi weyn oo dhisme ahaan casri ah, kaasi oo laga furay magaalada Muqdisho. Dhismaha xabsigan ayaa socday muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Damaca Kenya Ee Soomaaliya? (Dhageyso) Dowladda Kenya ayaa xilligan waxa ay cirka kusii toleysaa xiisadda Dimlomaasiyaseed ee kala dhaxeysa Soomaaliya, taasi oo hadal hayn badan ay ka dhalatay. Dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xabad Joojin La Kala Dhex-dhigay Beello Ku Dagaallamay Sh/dhexe Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay in ay xabad joojin kala dhex-dhigaan beello walaalo ah oo muddo isku hayey Tuulada Xaaji Cali ee degmada Cadalle. Abaanduulaha ciidanka xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xabsi Weyn Oo Maanta Laga Furayo Muqdisho Madaxda sare ee dowladda federaalka aya alagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay xarigga ka jaraan xabsi la sheegay inuu ka mid yahay kuwa ugu weyn Afrika ee laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maanta Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay xireen waddooyinka Muqdisho qaarkood. Gaadiidka dadweynaha ayaa loo diidayaa iney isticmaalaan wadada dheer ee Makka Al-mukarrama iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hambalyo Loo Diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Taliyaasha Ciidanka Asluubta iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Sanadguurada 49Aad ee kasoo wareegtay Aas Aaskooda Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Guud Bashiir Maxamed Jaamac iyo…