Sawirro: Duqa Muqdisho Oo Furay Mashruuc Lagu Tababaryo 400 Oo Dhallinyaro Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay mashruuc lagu tababarayo 400 oo dhalinyaro ah, kuwaas oo isaga kala yimid magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Gobolka Banaadir Oo Agab Isboorti Gaarsiiyay Xarunta Barbaarinta Caruurta Booliska Soomaaliyeed Maamulka Gobolka Banaadir ayaa agab isboorti iyo daawo gaar siiyay Xarunta Barbaarinta Caruurta Booliska Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Taliyaha xarunta Barbaarinta Caruurta Cali Xirsi Bare Cali gaab ayaa maamulka Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pakistan Oo Soo Ridday Diyaarado Laga Leeyahay Dalka India Dowladda Pakistan ayaa shaacisay in ay soo ridday Labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka India, kadib markii ay soo galeen hawada dalkaasi. Gen. Asif Ghafoor oo ah afhayeen u hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Jubbaland Oo Sheegtay Iney Damaanad Qaadeyso Amniga Musharraxiinta Maamulkaasi Guddiga amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray amarro ku aaddan doorashooyinka dhowaan la filayo iney ka dhacaan Jubbaland. Qoraal kasoo baxay gudiga ayaa lagu sheegay in maamulka Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dilal Qorsheysan Oo Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Puntland Dilal qorsheysan ayaa ka kala dhacay magaalooyinka Gaalkacyo dhanka Puntland iyo sidoo kale magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Nin bistoolad ku hubeyan ayaa gaari rakaab ah oo uu saarnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Baarlamaanka Oo Codka Kalsoonida Ah u Qaadaya Wasiirada Cusub Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in golaha cusub ee wasiirada maamulka K/galbeed hortagaan baarlaaanka maamulkaasi. Madaxweyne C/casiis Laftaga Gareen ayaa baarlamaanka ka codsan doona iney codkooda siiyaan wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gaadiid Xamuul Ah Oo Ku Xiyiran Hiiraan Gaadiid xamuul ah oo aad u badan ayaa lagu soo waramayaa in xilligan ay ku xayiran yihiin inta u dhaxeysa B/weyne iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan. Darawallada gaadiidkan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subax ee Idaacadda Goobjoog, waxaana idiin tabinaya wariyaheena Aweys Xaaji Nuur. Halkaan hoose ka dhageyso: Goobjoog News