Madaafiic Lagu Weeraray Villa Somalila Sheeko:Dalka Madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa maanta kusoo dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Wararka ay heshay Goobjoog ayaa waxay sheegayaan in madaafiicdan ay ahaayeen illaa Shan, waxaana qaarkood ay ku dhaceen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM: Waxaan Dilnay 26 Al-shabaab Ah Qoraal kasoo baxay taliska ciidanka Maraykanka Africa ee AFRICOM ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan ah Al-shabaab oo 1-dii bishan diyaaradaha Maraykanka ka fuliyeen deegaanno ka mid ah gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Iyo Dowladda Turkiga Oo Cambaareeyey Weerarkii Muqdisho War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gutters ayaa lagu dhaleeceeyey weerarkii Al-shabaab ka fuliyeen wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Wuxuu uga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga “Wasiirka Amniga Ha Is Caliso” Sidaasi Waxaa Yiri… Korneel Shariif Roobow oo ah khabiir dhanka ammaanka ah ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog News, waxa uu sheegay in mas’uuliyadda qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ay qaadaneyso wasaaradda amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Laga Baadigoobayo Dhismayaashii Ku Bur-buray Qaraxii Muqdisho Kooxaha gurmadka ee gobolka Banaadir iyo dadweyne badan ayaa saakay waxa ay bilaabeen baadigoobka dad loo maleynayo iney ku hoos jiraan dhismayaashii ku bur-buray qaraxii habeen ka hor ka dhacay…