Daawo: Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Masar Oo Soo Bandhigtay Muuqaal Caddeynaya Dhibaatada Ay Ku Hayaan Ciidanka Masar Sheeko:Dalka Maxamed, wiil magaciisa lagu soo gaabiyey, oo aad muuqaalkiisa Kaamerada qarsoon ka aragtaan, ayaa noqday todobaadkan dhibbanihii ugu dambeeyey tacadiyo joogto ah oo ay ciidamada Masaarida ku hayaan jaaliyadda Soomaaliyeed… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada DFS Oo Howlgallo Ka Wada B/weyne Wararka saakay oo Axad ah naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ka wadaan ciidamada Booliiska ee dowladda federaalka Soomaaliya. Howlgalkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Ka Hadashay Ciidamo La Wareegay Madaxtooyada Cadaado (Dhageyso) Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan NISA iyo sidoo kale kuwa Danab oo xalay la wareegay madaxtooyada degmada Cadaado ee Galgaduud. Agaasimaha Madaxtooyada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Iyo Guddoonada Baarlamaannada Carabta Oo Kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Dalka Jordan ayaa xalay ka qeyb galay Kulan ay yeesheen Guddoomiyaasha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Cawad Oo Baaq u Diray Wadamada Islaamka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka jeediyay khudbad kulanka 46,aad ee Golaha Wasiirrada Wadamada xubnaha ka ah Ururka Islaamka oo Jimcihii ka furmay…