Wasiir Khadiijo Diiriye “Looma Dulqaadan Karo Labadii Gole Ee Baarlamaanka Oo Aan Shaqo Wadaag Ahayn” (Dhageyso) Sheeko:Dalka Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa codsatay in la xalliyo tabashada ka dhex jirta Labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah. Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo hadal ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Haweenka Oo Ka Furmay Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha qaran ee Haweenka Soomaaliyeed, kaasi oo a soo qaban-qaabisay wasaaradda haweenka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Furitaanka shirkan waxaa ka qeybgalay xildhibaanno, wasiirro, duqa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sool Dagaal u dhaxeeyey ciidanka Somaliland iyo sidoo kale kuwa uu hoggaaminayey Korneel Faysal Falaalug ayaa maanta ka dhacay degaanno ka tirsan gobolka Sool. Ciidamada Falaalug ayaa jidka u galay kolonyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubno Al-shabaab u Qaabilsanaa Dilalka Qorsheysan Oo Lagu Soo Bandhigay Degmada Wadajir Maamulka degmada Wadajir iyo taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa saldhigga degmadaasi waxay kusoo bandhigeen Saddex nin oo la sheegay iney Al-shababa u qaabilsanaayeen dilalka qorsheysan iyo sidoo kale kala gudbinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dil Ka Dhacay B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa xaafadda Howlwadaag ee B/weyne…