Madaxweyne Farmaajo Iyo Abiy Axmed Oo Kulan Ku Leh Addis Ababa Sheeko:Dalka Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ka soconaya kulan u dhaxeeya madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed. Madaxweyne Farmaajo iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland Oo u Digtay Puntland Somaliland ayaa sheegtay in Puntlad ay bilowday daandaansi ay ku dooneyso in mar kale dagaal dib uga dhex bilowdo Labada dhinac. Gaashaanle C/raxmaan C/laahi Xasan oo ah afhayeenka ciidanka Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ku Dhowaad 100 Qof Oo Lagu Qabtay Howlgallo Laga Sameeyey Gaalkacyo Ciidamada Puntland ayaa sameeyey howlgal ballaaran oo lagu xaqiijinayo ammaanka, waxaana lagu soo qabtay ku dhowaad 100 qof oo dhallinyaro u badan. Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland Cismaan Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Qoysas Kasoo Cararay Al-shabaab Oo Soo Gaaray Deegaanka Awdiinle, Baay Boqolaal qoys oo kasoo barakacay deegaanno ka mid ah gobolka Baay ayaa gaaray deegaanka Awdiinle ee gobolkaasi. Cali Xuseen Cali oo ah guddoomiyaha deegaankaasi oo la hadlay Goobjoog wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxkamadda Garbahaarey Oo Dil Ku Fulisay Nin Kufsaday Haweeney Kadibna Dilay Maxkamadda degmada Garbahaarey ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku fulisay nin la sheegay in uu kufsaday haweeney kadibna uu dilay. Aadan Siraad Maxamuud oo ah guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Ku Saabsan Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Addis Ababa Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka dhoofaya Garoonka Aadan Cabdulle, waxayna kusii jeedaan magaalada Addis Ababba kadib casuumaad uu ka helay Ra’iisul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Al-shabaab Wey Daciifeen” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in awoodda Al-shabaab ay daciiftay islamarkaana aysan dagaal kala hor imaan Karin Ciidanka Xoogga Dalka. “Way daciifeen Tabar badan malahan, waxaaa…