Soomaaliya Iyo Kenya Oo Heshiis Gaaray Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Kenya. Ajandaha wada hadalladan oo ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil “Madaxweynaha Waxa Uu Muujiyey Niyad Wanaagga Soomaaliya” (Dhageyso) Waxaa saacadihii ugu dambeeyey jirtay hadalhayn badan oo ku aaddan safarkii uu madaxweyne Farmaajo xalay ku tagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda qaarkood waxay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diinaari “Dowladda Haku Adkeysato Go’aannadii Ay Ka Gaartay Dawacadda Kenya” (Dhageyso) Ambassador C/raxmaan Diinaari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay siyaasad deggan u isticmaashay dowladda Kenya kadib markii ay sheegeen iney jareen xiriirkii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya. Waxa uu Diinaari oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Laga Filan Karaa Kulanka Madaxda Soomaaliya, Itoobiya Iyo Kenya? Dr Cali Saciid Maxamuud Kulane oo aad ula socda xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo guud ahaan geeska Africa ayaan wax ka weydiinnay waxa laga filan karo xilligan kulanka la filayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Soomaaliya, Itoobiya Iyo Kenya Oo Kulan Ku Leh Nairobi Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu ka dhaco kulan Saddex geesood ah, kaasi oo u dhaxeeya madaxda dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo sidoo…