Wasiirka Cusub Ee Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Koonfur Galbeed Cali Dhuux Maxamed Oo La Wareegay Xafiisyada Shaqada Wasaarada Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiirka cusub ee ciyaaraha iyo dhalinyarada Maamulka Koonfur Glabeed Cali Dhuux Maxamed ayaa la wareegay xafiiyada shaqada wasaarada ciyaaraha oo xarun u ah magaalada Baydhabo magacaabistiisa waxaa soo dhaweeyay bahada… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Caruur Horey Loogu Xukumay 6 Bil Oo Xabsi Ah Oo Lasii Daayay Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Maroodi-jeex, Somaliland ayaa maanta xukuntay in xorriyaddooda loo celiyo 20 caruurta darbi jiif ah, kuwaasi oo horey loogu xukumay 6 bilood oo xabsi ah. Mubaarik Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan ayaa maanta waxa uu ka dhacay nawaaxiga Taallada Xaawa Taako ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa ku qarxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Caalim “Farmaajo Wuxuu Caalamka u Muujiyey In Kenya Saxan Tahay” Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim oo u warammay Goobjoog, wuxuu sheegay in madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya uu ku fududaaday safarkii uu ku tagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Xooggan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ahaa gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Dhawaqa qaraxan ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hordhaca Horyaalka-Maxaa Kala Haysta Kooxaha Dekedda Iyo Elman Oo Leh Kulan Adag Kooxda horyaalka xafidanaysa horyaalka Somalia Premier League ee Dekedda ayaa kulankii afaraad horyaalka wajahaysa dhigeeda Elman oo oalahan soo bandhigtay qaab ciyaareedkii lagu yaqaanay. -Dekedda ciyaartii u dambeesay horyaalka waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Oo La Wareegaya Deegaannada Ay Isaga Baxeen Ciidanka Kenya Ee Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidankooda ay la wareegi doonaan deegaannada gobolka Gedo ee ciidanka Kenya isaga baxeen. Maxamuud Sayid Aadan, madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xalay lala eegtay gaari dagaal oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Xallisay Tabashadii Kalluumeysatada Boosaaso Maamulka Puntland ayaa sheegay iney xalliyeen tabashadii ay qabeen kallumeysatada ku dhaqan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland Faarax Cawaash ayaa sheegay in markii hore Kalluumeysatada loo…