Baarlamaanka Jubbaland Oo Meel-mariyey Xeerka Biyaha Sheeko:Dalka Waxaa maanta oo Axad ah magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ku kulmay xildhibaannada baarlamaanka maamulka Jubbaland. Kulankan ayaa ahaa midkii 67-aad ee Kalfadhiga Afaraad, waxaana soo xaadiray 43 mudane,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga B/weyne: Arday Lagu Dhex Dilay Iskuul Uu Wax Ka Baranayey Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in lagu dhex dilay Iskuulka Mujammac mid ka mid ah ardayda dhiganeysa iskuulkaasi. Ardaygan waxaa dilay arday kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarad Ay Leedahay Ethiopian Airlines Oo Bur-burtay Diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines ayaa maanta burburtay, Lix daqiiqo kadib markii ay ka kacday garoon ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Afhayeen u hadlay Ethiopian Airlines ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Hub Ka Qabsaday Al-shabaab Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose, iyo sidoo kale deegaanno ku dhow degmadaasi. Sida lagu daabacay warbaahinta dowladda, waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maanta Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay xireen qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo dhanka kalena aad loo adkeeyey ammaanka magaalada. Waxaa xiran guud ahaan wadada dheer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Wasiir Xoosh Oo Maanta Lagu Aasayo Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde laga soo dejiyo Meydka Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ahaa wasiirka wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Allaha…